Maamulka Iyo Hawl Wadeenada Hadhwanaagnews Oo Dhambaal Hambalyo Ah U Diray Meherka Mubaarig Xasan Ciise Iyo Milgo Axmed Cismaan Geelle.+Sawiro

0
Wednesday January 01, 2020 - 00:17:41 in Articles by
  • Visits: 2063
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Maamulka Iyo Hawl Wadeenada Hadhwanaagnews Oo Dhambaal Hambalyo Ah U Diray Meherka Mubaarig Xasan Ciise Iyo Milgo Axmed Cismaan Geelle.+Sawiro

    Maamulka Iyo Hawl Wadeenada Hadhwanaagnews Oo Dhambaal Hambalyo Ah U Diray Meherka Mubaarig Xasan Ciise Iyo Milgo Axmed Cismaan Geelle.+Sawiro

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Maamulka Iyo Hawl Wadeenada Hadhwanaagnews Oo Dhambaal Hambalyo Ah U Diray Meherka Mubaarig Xasan Ciise Iyo Milgo Axmed Cismaan Geelle.+Sawiro

Image may contain: 2 people, people smiling, text
Image may contain: 2 people

Image may contain: 2 people, including Tadhase Yuussuf, people smiling, people sitting, beard and indoor
Image may contain: 2 people, people smiling

Maamulka iyo shaqaalaha shabakada caalamiga ah ee Hadhwanaagnews oo kala ah.

Mulkiilaha guud ee Shabakada Hadhwanaagnews Axmednaasir Jibriil Faarax.

Agaasimaha guud ee Hadhwanaagnews Cabdirisaaq Good Nuur

Tifaftiraha guud ee Hadhwanaagnews Cabdiqani Cabdilaahi Axmed(Asporo).

Cabdiraxmaan Sheekh Xasan Axmed.

Yaasiin Jaamac Cali

Khadar Cabdirisaaq Saleeban

Axmed Ismaaciil Cabdi

Maxamed Abiib Aadan

Cabdiraxmaan Nuux Axmed

Maxamed Cabdiqaadir Silver

Faysal Xaaji Cabdi.


Dhamaantood waxay dhambaal hambalyo ah gaadhsiinayaan meherka Mubaarig Xasan Ciise iyo Milgo Axmed Cismaan Geelle oo meherkoodu ka dhacay magaalada Hargeysa, waxaanay alle u waydiinayaan inuu ka yeelo reerkii lagu badhaadho ee alle ku arsaaqo ubad khayr qaba oo intifaac yeesha aakhiro iyo aduunba.

Image may contain: 5 people, people smiling, people standing and suit
Image may contain: 2 people, people standing
Image may contain: 5 people, including Mohamed Heis Ahmed, people standing
Image may contain: 3 people, people smiling
Image may contain: 6 people, including Tadhase Yuussuf, people smiling, people standing
Image may contain: 4 people, people standing and suit
Image may contain: 2 people, text
Image may contain: 4 people, including Omar Mohamed Atalari and Tadhase Yuussuf, people smiling, people standing
Image may contain: 5 people, people smiling, people standing

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...