Berbera Waaxad Mooda Dubia Yar . Qore Dr. Buux Ibraahim

0
Thursday March 28, 2019 - 09:39:27 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 1387
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Berbera Waaxad Mooda Dubia Yar . Qore Dr. Buux Ibraahim

    Berbera waaxad mooda dubia yar waxaan runtii marna indhahaygu ay la yaabeen wadooyinka aad moodo roog la daadiyey

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Berbera waaxad mooda dubia yar waxaan runtii marna indhahaygu ay la yaabeen wadooyinka aad moodo roog la daadiyey   bilicda qurxinta dhirta  ku yaala jidadka balbalaadhan ee caasimada berbera waa mid indhahayga  ku reebay  waxqabad yididiilo  galiyey halyeyga u kacay deegaanka berbera oo hadh iyo habeen  dhex socda degmada uu moyarka ka yahay sidii uu u qurxin lahaa  korna  ugu qaadi lahaa bilicda qurxinta nadaafada degmada  berbera

 

Shacbiga ku nool magaalada berbera runtii waxay aad u hadal hayaan waxqabadka moyarka caasimada berbera  uu ka wado Maan aan arag meel la mida oo lagu doorsado dalxiis waxa runtii iIa yaab galiyey  anigoo dhex socda waqti galabnimo ah

 

berbera  ayaan waxaan arkay  moyar dhex socda oo staff 

ah oo la socdaa aanay jirin oo kormeeraya  goobaha shaqadu ka socoto  ee degmada berbera waan yaabay waxaan waydiiyey inan I ag taagan  ninkani muxuu ahaa waxa uu igu  jawaabay waa moyar cidin  waxaan su aalay  ma ninkan lugaynaya ee gaadhi iyo staf aanay la socon ayaa moyarki degamada berbera

 

Qaranku waa in mar labaad lagu maamusa  bilad sharaf heer qaran ah  moyar cidin ilaahay ha garab galo madaxwayne muse bixi cabdi waxaan leeyahay  moyar cidin  shahaadada waxa uu ku mutaystay daacadnimo dedaal shaqo  waa in bilad sharaf heer qaran ah lagu maamuusa

[email protected]  

0634130821


AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...