Riyada Farmaajo

0
Thursday March 28, 2019 - 09:15:28 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 1321
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Riyada Farmaajo

    Asc Uguhorayn Waxaan Salaamayaa Warbaahinta,

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Asc Uguhorayn Waxaan Salaamayaa Warbaahinta,

Marxiga Waxaan Waxyar Ka Odhanayaa Riyada Farmaajo Uu Wiigan Kuhadaaqayey Isagooleh Waxaan Rabaa Inaan Maamulka Somaliland Kaqanciyo Tabashadooda Kkkkkk. Taasoo Ah Riyo Iyo Hadal Aad Uliita. Waayo Somaliland Wuxuu Uhaystaa Dad Isaga Waxka Sugaya Miyaanu Ogayn In Somaliland Ay Xortahay Oo Ay Haysato Wax Aanu Isagu Haysan Siduu Uhelaana Ay Adagtahay,Somaliland Waxay Haysataa Nabad,

Dawladnimo, Lacag, Ciidan, Dastuur, Calan, Iyo Shacab Ilaashanaya Xornimada Dhiiga Iyo Dhaqaalaha Badani Kaga Baxay Helitaankeedii.

Midakale Maninka Cabdiraxmaan Cabdi Shakuur Qancinkariwaayey Ee Xasuuqa Xamar Kawada Ayaa Somaliland Nafkasugeysaa Waamaya, Hubaal Wuxuu Hayaa Darii AfweyneEe Ilaa Madaxtooyadii Loogu GalayAy Dhegahiisu Waxba Maqliwaayeen Indhihiisuna Waxba Arkiwaayeen

Waxana Uu Kudanbaynayaa Halkii OdaygaUu Koobigiisa Kushaqeeyaa Kudanbeeyeye Waa Siyaad Barree Waana Aynu Eegnaa Inta Uu Xamar Siijoogo. Wabilaahi Tawfiiq.

[email protected]


AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...