Tacsi Ku Socota Ehelkii Uu Ka Baxay Marxuum Siciid Cismaan Ducaale

0
Thursday March 28, 2019 - 09:09:12 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 1187
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Tacsi Ku Socota Ehelkii Uu Ka Baxay Marxuum Siciid Cismaan Ducaale

    Tacsi Dhammaan Xubnahan hoos ku xusan waxay Tacsi u dirayaan Qoyskii Qaraabadii iyo Ehelkii uu ka baxay alle haw

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Tacsi Dhammaan Xubnahan hoos ku xusan waxay Tacsi u dirayaan Qoyskii Qaraabadii iyo Ehelkii uu ka baxay alle haw
naxariistee Marxuum Siciid Cismaan Ducaale oo ku geeriyooday Magaalada Boorama markay taariikhdu ahayd 24/03/2019

Saleebaan Cumar Kujoog

Cabdisamad X Cabdilaahi

Maxamed Cali Ismaaciil

Xasan Cali Abokor

Cabdilaahi Cumar Qaadi

Cumar Sheekh Axmed

Cabdirisaaq Caqli Axmed

Waxaanay Ilaahay uga baryayaan inuu Marxuumkaasi janatul Fardowsa ka waraabiyo, Samir iyo imaana ka siiyo Eheladii, Asxaabtii iyo guud ahaanba shacabka Somaliland ee uu ka baxay, isagana rabbi qabriga u waasiciyo.

Aamiin Aamiin Aamiin


AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...