Markii Adam Iyo Xaawa Iyo Shaydaanka Jannada Laga Soo Tuuray , Shaydaankii Ceelafweyne Buu Ku Dhacay Adam Iyo Xaawina Meelo Kale.

0
Friday December 27, 2019 - 18:33:58 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 1318
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Markii Adam Iyo Xaawa Iyo Shaydaanka Jannada Laga Soo Tuuray , Shaydaankii Ceelafweyne Buu Ku Dhacay Adam Iyo Xaawina Meelo Kale.

    Waxaynu wada rumaysannay oo Allah inoo sheegay in ADAM iyo Xaawa

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxaynu wada rumaysannay oo Allah inoo sheegay in ADAM iyo Xaawa

iyo Shaydaan Jannada laga soo tuuray ka dib markii dembe  ay seddex of course midna meel ku dhacay markaa ADAM IYO XAWA KUTUBTA QAAR WAY INOO BINIIXIYEEN in ADAM iyo XAWA meelahaygu  ku dhaceen  laakiin Shaydaanku meel uu ku dhacay la inooma biniixin, markaa weligay fikirkaygu wuxuu is weydiin jiray tolow Shaydaanku xagguu ku dhacay  markaa marar badan waxaa igu uu ku dhacay malahaygii mallaa waa wadanka England oo aan sababta uga dhigi jiray  ( Egland is very tiny country with a small population comparing with other big countries) England waa the most influential people in this world at the same time Shaydaankuna waa the most influential creature of this world , halkaasaan is idhi Shaydaanka iyo English sifadaasay wadaagaan waayo afkiisii baa dunida u qaalisan. Haddaba arinta ka daba timi ee iga yaabisay waa reer Ceelafweyne oo Kitaabkii iyo dhaartii  joojin weysay oo  dagaalkoodii  noocii Yawmalqiyaamaha  u eeg yahay calaamadihiisii  markaasay igu soo dhacday  waar markaa Shaydaanku  England kumuu soo dhicine  Ceelafweyne iyo hareerihiisuu ku soo  dhacay oo fidmadani mud istaagaysa  maaha sida muuqata  SOMALILAND  Ceelafweyne baa galaafanaysa.

 

Ma meel  waxaad  aragtay aan Wasiiral Daakhiliyhii la hadli karin oonuu jirinba Wasiiral daakhilye. Waxaa cad ina Kaahin inaanuu Wasiiral Daakhiliga ahayn ee wax kala yahay oo badi waxaa  wasiiral Daakhilye  shaqaadiisa qabtaa wasiirada Warfaafinta.

 

Aan  ku soo noqdo Shaydaankii iyo Ceelafweyne waxaan warqaddan furan  u dirayaa nimankan yidhi  anagaa wadaadadii reer  SOMALILAND oo suaashu  waxay tahay MARKII SHAYDAANKA JANNADA LAGA SOO SAARAY  HALKUU KU  DHACAY? KUTUBTIINA BAADHA ILAYN WAA SOO BOODDAAN  MARKA LA YIDHAA  WADANKA  BANGIYADA CAALAMIGA HA LOO FURABE OO XAWAALADUHU  DHABARKA  WEY IDIN SOO TAABTAAN MARKAASAA XUNBAYSAAN SIDIIYOO  MAKA LAGU DUULAY. BANGIYADU MAKA  WEY KA FURANYIHIIN AA SOMALILAND  U DIIDAYSAAN.

 

SORRY,  HA IGA RAALLI NOQDAAN READERS KU HADDAAN MAQAALKAN ISAGA KALA GUDBAY WAXYAALO BADAN (ALL ACROSS THE  BOARD).

 

Bashe M

[email protected]


AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...