Kookaha Itoobiya

0
Friday December 27, 2019 - 18:26:53 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 1348
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Kookaha Itoobiya

    27 / 12 / 19 Keene iyo kordhiye

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

27 / 12 / 19 Keene iyo kordhiye

Keene. Waaryaa kordhiye saaxiib ma ogtahay in itoobiya KOOKE Laga soo faruuray . Mase ogtahay in la sheegayo in wax kale ku jiraan

Kordhiye. Saaxiib dee haayoo waxa la yidhi KOOKAHAA laga keenay Itoobiya waxa laga leeyay jabuuti waxaana lagu xaasida yaa KOOKAHA Waddaniga ah . dawlada waa inay wax ka qabataa iyo qolada diintu waa haddii aan lala ogayn.

 

Laakiin arintu markay tahay injabuuti ku lug leeday waxaan filayaa Inaanay dawladu talaaba ka qaadayn

 

Waana suura gal dawlada qudheedu inay lug ku leeday.

Guuleed liibaan  [email protected]


AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...