War Deg Deg Ah:-Muuse Biixi Oo Kormeer Kedis Ah Ku Tagay Cusbitaalka Guud Ee Hargeysa Oo Daryeel La,aani Ka Muuqato+Sawiro

0
Tuesday December 24, 2019 - 22:21:23 in News by
  • Visits: 4462
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    War Deg Deg Ah:-Muuse Biixi Oo Kormeer Kedis Ah Ku Tagay Cusbitaalka Guud Ee Hargeysa Oo Daryeel La,aani Ka Muuqato+Sawiro

    War Deg Deg Ah:-Muuse Biixi Oo Kormeer Kedis Ah Ku Tagay Cusbitaalka Guud Ee Hargeysa Oo Daryeel La,aani Ka Muuqato+Sawiro

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

War Deg Deg Ah:-Muuse Biixi Oo Kormeer Kedis Ah Ku Tagay Cusbitaalka Guud Ee Hargeysa Oo Daryeel La,aani Ka Muuqato+Sawiro


Hargeysa(HWN):-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane, Muuse Biixi Cabdi, ayaa caawa Kormeer kedis ah ku tegay Cusbitaalka guud ee Hargeysa, waxaana uu Madaxweynuhu kormeerkiisan ku booqday Bukaanada jiifa Cusbitaalka oo uu ku booqday waadhadhka, waxaana kormeerka ku wehelinayey Madaxweynaha, Taliyaha Ciidanka Booliska Sareeye Guuto Maxamed Aadan Saqadhi (Dabagale), Gudoomiye ku xigeenka 2aad ee Xisbiga Kulmiye Axmed Cabdi Dheere, Gudoomiyaha Hay’adda Barakacayaasha iyo Qaxoontiga Cabdikariim Axmed Xinif, Ergeyga gaarka ah ee wada hadalada Somaliland iyo Soomaaliya, Marwo Edna Aadan Ismaaciil, Gudoomiyaha Jaamacada Hargeysa Maxamuud Yuusuf Muuse.

Image may contain: 9 people, people standing

Image may contain: 7 people, people standing
Image may contain: 3 people, people standing
Image may contain: 5 people, people standing

Madaxweynaha ayaa qof qof isu dul-taagay bukaanada isagoo halkaasi ku xaal waraystay islamarkaana u sheegay in ujeedadiisu tahay inuu ogaado sida loogu shaqaynaayo bukaan jiifka, waxaana uu halkaasi ugu duceeyey dhammaan dadka xanuunsanaya oo uu Ilaahay uga baryey madaxweynuhu inuu xannuunka ka dul qaado caafimaad taam ahna ugu beddelo.


Dhanka kale waxa uu Madaxweynuhu kormeerkiisa ku tegay qeybta ay wax ku bartaan ardayda Jaamacada Hargeysa ee barata caafimaadka, waxaana uu halkaasi kula kulmay macalimiin ajaanib ah kuwaasi oo kasoo jeeda waddanka Turkeyga islamarkaana tababar dhanka qaliinka ah siiya ardayda Jaamacada Hargeysa ka barata caafimaadka.

Image may contain: 1 person, indoor
Image may contain: 5 people, people smiling, people standing, wedding and indoor
Image may contain: 8 people, people standing
Image may contain: 3 people, people smiling, people standing

Madaxweynaha ayaa Dhakhaatiirtaasi uga mahadceliyey dedaalkooda iyo tacabka ay ardayda gelinayaan, sidoo kalena waxa uu ardayda ku dar-daaray inay wax badan ka faa’idaystaan khabiirada caafimaad ee wax u dhigaya, wakhtigoodana gelinaya dalka.

Image may contain: 4 people, indoor
Image may contain: 2 people, people standing
Image may contain: 4 people, people standing and baby
Image may contain: 7 people, people standing
Image may contain: 5 people, people smiling, people standing and indoor
Image may contain: 2 people, people standing
Image may contain: 4 people, people standing and hat
Image may contain: one or more people and people standing
Image may contain: 5 people, people smiling, people standing and indoor
Image may contain: 5 people, people standing
Image may contain: 5 people, people smiling, people standing
Image may contain: 5 people, people standing
Image may contain: 9 people, people standing
Image may contain: 7 people, people standing
Image may contain: 3 people, people standing
Loading...
Loading...