Maayirka Hargeysa Muxuu Ka Yidhi Eedihii Faysal Cali Waraabe

0
Tuesday December 24, 2019 - 17:39:46 in News by A. Asbaro
  • Visits: 3019
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Maayirka Hargeysa Muxuu Ka Yidhi Eedihii Faysal Cali Waraabe

    Maayirka Hargeysa Muxuu Ka Yidhi Eedihii Faysal Cali Waraabe

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Maayirka Hargeysa Muxuu Ka Yidhi Eedihii Faysal Cali Waraabe
Hargeisa(HWN)- Duqa Magaalada Hargeysa Cabdiraxmaan Maxamuud Caydiid (Soltelco), ayaa Ka Jawaabay Eedayn Kulul oo uu Guddoomiyaha Xisbiga UCID Eng. Faysal Cali Waraabe u jeediyey Golaha deegaanka ee Caasimadda.
Image result for SOLTELCO

Maayerka Caasimada Hargeysa Maayar C/raxmaan Maxamuud Caydiid Soltelco oo maanta Warbaahinta kula hadlay Xafiiskiisa, ayaa waxa uu ku cadeeyey inaanay Sharci-darro ku fadhiyin golayaasha deegaanku, sida uu ku eedeeyey Guddoomiye Faysal Cali Waraabe, waxaanu xusay in goleyaal la soo doortay beddeli karaan sida sharcigu dhigayo.


Sidoo kale waxa uu Maayar C/raxmaan Maxamuud Caydiid Soltelco ka codsaday Madaxweynaha Somaliland inuu furo Ururrada Siyaasadda, si jaanis ay u helaan dad badan oo hansiyaasadeed leh, maaddaama oo aanay fursad u wada heli Karin Xisbiyada hadda jira oo uu tilmaamay in qaarkood cid gaar ah kooto u yihiin, siduu ku dooday.

Hadhwanaagnews,Office
Hargeisa,Somaliland

Loading...
Loading...