Komishankii Malla Kala Diray

0
Tuesday December 24, 2019 - 17:21:58 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 1227
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Komishankii Malla Kala Diray

    Komishanka miyaa la shaqo geeyay Mise waa la kala dirayay.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Komishanka miyaa la shaqo geeyay Mise waa la kala dirayay.

Keene iyo kordhiye.

Keene. Waar yaa kordhiye saaxiib waxa aan ku weydiiyay

m/weynuhu komishanka miyuu kala diraayay mise wuu shaqo

Gelinayay bal ii yara kordhi.

Kordhiye . saaxiib haddii uu go,aamadii aqbalay dhexdh exaadinta

Wuu maca salaamayna-yay

Haddii aanu aqbalinna wuu shaqa gelinayay

Mid kalaa jirta waa ku wii wada shiray m/weynaha iyo labada

Gudoomiye markaa waxaabay u dhawday in lagu heshiiyay

In  kuwan la daayo .

Markaa war jiraaba wuu iman waa sugaynaa.

Weli runi maqan.

 

Guuleed liibaan  [email protected]


AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...