Muuse Biixi Oo La Kulmay Komishanka Muranku Ka Taagan Yahay Ee Doorashooyinka+Sawiro

0
Tuesday December 24, 2019 - 14:32:28 in News by
  • Visits: 4284
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Muuse Biixi Oo La Kulmay Komishanka Muranku Ka Taagan Yahay Ee Doorashooyinka+Sawiro

    Muuse Biixi Oo La Kulmay Komishanka Muranku Ka Taagan Yahay Ee Doorashooyinka+Sawiro

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Muuse Biixi Oo La Kulmay Komishanka Muranku Ka Taagan Yahay Ee Doorashooyinka+Sawiro


Hargeysa(HWN):-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Kulan La Qaatay Guddida Komishanka Doorashooyinka Qaranka.

Image may contain: 3 people, people sitting, shoes and indoor

Image may contain: 7 people, people smiling, people standing and indoor
Image may contain: 3 people, people smiling, people sitting and indoor

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu maanta xafiiskiisa kula kulmay xubnaha komishanka doorashooyinka qaranka.


Waxaanu madaxweynuhu xubnaha guddida uga warramay caqabada ku gedaaman qabsoomidda doorashooyinka wakiillada iyo deegaanka iyo xubnaha komishanka doorashooyinka laftooda, isaga oo ku dheeraaday ahmiyadda ay doorashooyinku dalka u leeyihiin iyo sida uu ka madaxweyne ahaan u danaynayo in degdeg looga gudbo dhammaanba wixii turaanturrooyin ah ee doorashooyinka hor taagan.

Image may contain: 3 people, people smiling, people sitting and indoor


Dhinaca xubnaha guddida doorashooyinku waxay madaxweynaha xogwarran ka siiyeen wixii u qabsoomay intii ay xilka hayeen iyo waxyaabaha mustaqbal ahaan u qorshaysan.

ALLAA MAHAD LEH

Maxamuud Warsame Jaamac
Af-hayeenka Madaxweynaha JSL.

Loading...
Loading...