Hassan Haji Mohamoud Warsame (Gadhweyne) Oo Tacsi Udiray Wasiir Maxamed Kaahin Oo Hooyadii Geeriyootay

0
Monday December 23, 2019 - 14:50:00 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 1809
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Hassan Haji Mohamoud Warsame (Gadhweyne) Oo Tacsi Udiray Wasiir Maxamed Kaahin Oo Hooyadii Geeriyootay

    INAALILAAH WA INAA ILAYHI RAAJICUUN.......

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

INAALILAAH WA INAA ILAYHI RAAJICUUN.......

Waxaa maanta oo ay taariikhdu tahay 22/12/2019 ku geeryootay magaalada Burco ee xarunta gobolka togdheer Allah ha u naxariistee Marxuumad INDHODEEQ JAAMAC CUMAR , Halkan waxaan tacsi tiiraanyo leh u dirayaa Wasiirka Wasaarada Arrimaha Gudaha Maxamed Kaahin Axmed oo ay ahayd Hooyadii iyo dhamaan ilma Kaaahin axmd , waxaan sidoo kale ka tacsiyadeenayaa dhamaan qoyska Iyo qaraabada Reer Jaamac cumar.

 

Waxaan ilaahay ugu baryayaa inuu naxariistiisa Janatul fardawsa ka waraabiyo marxuumada. Ehelkeedi iyo qaraabadeydi samir iyo iimaan ha ka siiyo. Aamiin.

 

Hassan Haji Mohamoud Warsame (Gadhweyne)

 

[email protected]


AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...