Goodir Family Oo Tacsi U Diraya Wasiirka Arimaha Gudaha Somaliland Oo hooyadii Geeriyootay

0
Monday December 23, 2019 - 14:45:23 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 1795
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Goodir Family Oo Tacsi U Diraya Wasiirka Arimaha Gudaha Somaliland Oo hooyadii Geeriyootay

    INAALILAAH WA INAA ILAYHI RAAJICUUN...

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

INAALILAAH WA INAA ILAYHI RAAJICUUN...
....  

Waxaa maanta oo ay taariikhdu tahay 22/12//2019  ku geeriyootay magalada burco INDHODEEQ JAAMAC CUMAR Oo Ahayd Hooyadii Dhashay Wasiirka Arimaha Gudaha Somaliland Muj Maxamed Kaahin Axmed



dadkan hoos ku qoran waxay tacsi tiiranyo leh u dirayaan geerididii naxdinta lahayd ee ku timi alla ha u naxariistee INDHODEEQ JAAMAC CUMAR Oo Ahayd Hooyadii Dhashay Wasiirka Arimaha Gudaha Somaliland Muj Maxamed Kaahin Axmed , oo ku geeriyooday Casimada labaad Somaliland ee Burco!


Mohamoud ahmed Aden Goodir & Xaaskiisa Shadiya Mohamed Abokor

Nasser Said Al-habsi & Xaaskiisa Fardus Ahmed Aden Goodir &  Caruurteeda, Fahad, Fathi, Hodan, Hibo iyo Ahmed Nasir al habsi


Yusuh Ahmed Aden Goodir 

Nasra Ahmed Aden Goodir & Caruurteeda Mohamoud, Ismail, Randa, Sana, Mabduh iyo said Abdillahi ismail.


Nasir ahmed aden Goodir & xaaskiisa Yasmin Ali iyo caruurtiisa


Abdirahman Ahmed aden Goodir & xaaskiisa Barwaaqo


Cabdiqadir ahmed aden Goodir & Xaskiisa Ruqiya Cumar caamir


Mahad Ahmed aden Goodir

Muniir Ahmed Aden Goodir

Nasim Ahmed aden goodir

Anisa ahmed aden Goodir & caruurteeda

said mohamed Aden goodir iyo xaaskiisa iyo caruurtiisa.

Mohmoud Mohamed Aden iyo xaaskiisa iyo caruurtiisa.

faysa mahamed Aden Goodiriyo caruurteeda 

Amina Mohamed Aden Goodir & Caruurteeda

Said abdi Goodir

Muse Abdi Goodir

Marayan Abdi Goodir & Caruurteeda

Awil Abdi goodir & Xaasikiisa Fadumo Said Dhunkal

Saynab Cumar Xirsi & caruurteeda


Dhamaan Dadkani OO dhami Waxay tacsi u dirayaan qoyskii iyo qaraabadii ay ka geeriyooday INDHODEEQ JAAMAC CUMAR Oo Ahayd Hooyadii Dhashay Wasiirka Arimaha Gudaha Somaliland Muj Maxamed Kaahin Axmed  oo dhawaan ku geeriyooday Caasimada labaad ee somaliland ee burco. Waxaanay Alle ka baryayaan inuu marxuumada ku negeeyo Janatal Fardousa  samir iyo iimaana ka siiyo qaraabidii iyo qoyskii iyo eheladii ay  ka tagtayna samir iyo emaan ilahay inaga siiyo dhamaanteen.


Aaaammmmiiiiin  Aaaammmmiiiiin   Aaaammmmiiiiin      Aaaammmmiiiiin


[email protected]

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...