Raysal Wasaare Khayre Oo Qaabilay Weftigii Somaliland Ee Siday Taakulada Beledwayne+Sawiro

0
Sunday December 22, 2019 - 15:31:59 in News by
  • Visits: 4105
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Raysal Wasaare Khayre Oo Qaabilay Weftigii Somaliland Ee Siday Taakulada Beledwayne+Sawiro

    Raysal Wasaare Khayre Oo Qaabilay Weftigii Somaliland Ee Siday Taakulada Beledwayne+Sawiro

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Raysal Wasaare Khayre Oo Qaabilay Weftigii Somaliland Ee Siday Taakulada Beledwayne+Sawiro


Muqdisho(HWN):-Raysal wasaaraha dawlada federaalka ah ee soomaliya Xasan Cali Khayre ayaa la kulmay weftigii ka socday somaliland ee deeqda lacagta ah u siday dadka ay saameeyeen fatahaaduhu ee Beledwayne.

Image may contain: 8 people, people smiling, indoor

Image may contain: 2 people, people sitting and table
Image may contain: 1 person, smiling, sitting, suit and indoor
Image may contain: 1 person, eyeglasses and indoor

Raysal wasaare Khayre ayaa xafiiskiisa ku qaabilay weftigan ka socday somaliland kuwaas oo wada yeeshay xog waran ku saabsan dhaqaalaha gargaarka ah ee la gaadhsinayo dadka ay dhibaatadu ka soo gaadhay fatahaadaha Beledwayne.

Image may contain: 1 person, beard
Image may contain: 8 people, people smiling, indoor
Image may contain: 2 people, people sitting and table

Loading...
Loading...