Draasad Oo Ku Sahabsan Wadooyinka Caasimada Iyo Meeesha Ugubillic Qurxoon

0
Sunday December 22, 2019 - 14:42:13 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 1170
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Draasad Oo Ku Sahabsan Wadooyinka Caasimada Iyo Meeesha Ugubillic Qurxoon

    Hargaysi sideedaba waa magaalo weyn oo marka aad eegto aad u fidisa.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargaysi sideedaba waa magaalo weyn oo marka aad eegto aad u fidisa.  


Taariikh ahaana waa meeshii la odhan jiray toga harar markii danba loo yiqaanay harga geys, sidaasbay in badan ugu yeedha in magaca hargeysi xagaa ka yimid.



Magaalada ayaa leh laamiyo balse badankeeda lama mahadiyo in badan oo ka mida waxa lagu sheega inay jajabanyihiin oon la dayac tirin wallow ay u xil saaranyihiin dawlada hoose ee magaalada caasimada hargaysa.


Balse waxa iyadna la dafiri karin in koonfurtu hargeysi mar walba waddooyinkeedu dhisanyihiin habaysanyihiin misna dhaadheeharyihiin oo badana waliba ku arkayn jajabnaan,waana arrin bogaadin leh.


Sidoo kale waxa ay wasaarada biyaha la gudboon in aagga airporka masalaha iyo dhulkass ay tahay insi dhaqsa ah  biyo loo gaadhsiin lahaa waa meel aad u qurxoon hawo farasha oo wanaagsan leh maqaalka maanta


AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...