WAR DEGDEG AH:- Diyaaradda Ethiopia Airline, ayaa Caawa madaarka Hargeysa soo fadhiisan kari wayday Madow (Light) la'aan darteed.

0
Sunday December 22, 2019 - 00:22:31 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 4677
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    WAR DEGDEG AH:- Diyaaradda Ethiopia Airline, ayaa Caawa madaarka Hargeysa soo fadhiisan kari wayday Madow (Light) la'aan darteed.

    Diyaaradu waxay isla caawa dib ugu celisay rakaabkii magaaladii ay kasoo qaaday.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Diyaaradu waxay isla caawa dib ugu celisay rakaabkii magaaladii ay kasoo qaaday.
Diyaarada oo la doonayey inay Madaarka Cago-dhigato salaadii Cishaa'i ayaa Duuliyuhu ku wargeliyey in dhabaha diyaaradu bilaa laydh yahay islamarkaana badbaadada rakaabka darteed ay dib ugu laabanayaan magaalada Addis Ababa.

Diyaaradu waxay isla caawa dib ugu celisay rakaabkii magaaladii ay kasoo qaaday.


Madaarka Madow waxaa ku baxday lacag dhan 4.3 million USD, xiliyada roobabkana wuxuu dhabaha diyaaraduhu noqdaa (Haradii Danood) oo kale.

Maaha markii u horeysay ee Diyaaraduhu kala kulmaan dhibaato, dhinaca soo dejinta iyo dhanka Gudcurka madaarkaba.

Dhinaca kale Madaarka Hargeysa ayaa intii uu Muuse Biixi Yimid Shaqaalihii ka shqeyn jirey u yaaceen ama shaqo ka doonteen dhankaa Dowlad Goboleedka Puntland.

Loading...
Loading...