Doqomada Hawiye Iyo Isaaq Dareen Iyo Garasho Ma Leh.

0
Saturday December 21, 2019 - 14:15:11 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 1904
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Doqomada Hawiye Iyo Isaaq Dareen Iyo Garasho Ma Leh.

    BISMILAAHI ALRAXMAAN ALRAXIIM (ASCWRWB).

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

BISMILAAHI ALRAXMAAN ALRAXIIM (ASCWRWB).


SALAAN KADIB WAXAN MID KHAAS AH U SOO DIRAYAA,

BAHDA HADHWANAAGNEWS IYO AKHRISTAYAASHEEDA

 

 

Doqomada hawiyiyo isaaq,Dareeniyo garasho ma leh,

Daroodba u tasho xukuma,shan dawladod bay dhisten,

1-Putland, Jubaland, Banadirland, Jigjigaland, N. F. D. land.

Tii lixaad bay doonayaan,Sanaag inay dacal jaraan,

Farmaajona ugu daraan,Duminta Somalilaand,

Dalkii lixdankii dhashee,Doonaayey shan laysku daro,

Daayinkood wuxu siiyey qubay,Intay doonteen Hawiye,

Dad nool bay moodayeen,Dadnimo kii ugu dhawaa,

Dimuqraaradi lagu doortay bay,Daarood baanu doonahayn,

Ayay u dileen Rashiid,Siyaad dalka inu qabsado,

Dabargoynta isaaq dartii,Hawiye nagu daawadeen,

Dagaal adago la galay,Dibaa loo helay xornimo,

Ileen demenoow hawiye,Duulkuba way falanyihiin,

Geesigoodi intooy dileen,Farmaajay u dabaal degeen,

Dadkaba iyagawgu badan,Dalkana halka ugu haboon,

Daayinka ku manaystayo,duunyiyo maal way hayaan,

Haddana way ka dedantaho,Daroodba xaqoda cuna.

Dagaal ooge yaanan noqone,Intaasaan ku deynayaa,

               Ismail Abdillahi Handuleh.


AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...