DAAWO SAWIRADA:-Wafdi ka Socda Soomaaliland Oo Muqshisho Keenay Boqolaal kun Oo Doolar.

0
Saturday December 21, 2019 - 12:42:17 in News by
  • Visits: 3873
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    DAAWO SAWIRADA:-Wafdi ka Socda Soomaaliland Oo Muqshisho Keenay Boqolaal kun Oo Doolar.

    wafdiga gaaray muqdisho ayaa sida lagac gaaraysa (600,000$)...

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

wafdiga gaaray muqdisho ayaa sida lagac gaaraysa (600,000$)...

HWN Muqadisho:- Wafdi ka yimid Hargeysa oo sida gurmad dhan $600,000 oo lagu gargaarayo dadka fatahaaduhu saameeyeen ayaa lagu soo dhoweeyay Muqdisho ka dib markii Saakay ay kasoo ambabaxeen Hargeysa.



Deeqda ay waddaan Wafdiggaan ayaa waxaa soo aruuriyay qaar ka mid ah Shacabka iyo Culimadda degaanada maamulka Somaliland.


Xubnaha ka socda Somaliland ayaa sheegeen in ay wadaan lacag ka badan lix boqol oo kun oo dollar (600,000$) oo ay ugu talo-galeen fatahaadihii sannadkan ku dhuftay magaalada Baladweyne.


Weftiga waxaa ka mid ah Sheekh Maxamed Cali Geeddi oo horeyna uga mid ahaa waftigii ay Somaliland u dirtay Muqdisho wakhtigii ay abaaruhu ku dhufteen koonfurta Soomaaliya.


Horay dhalinyarada iyo ganacsatad magaalada Burco ayaa lagac gaaraysa 12kun oo Dolar ugu deeqay Shacabka Soomaaliyeed Ee aay saameeyeen Fatahaadabiyada Dalka Soomaaliya.


Marka laga sootago in soomaaliya iyo soomaaliland aay ka dhaxeyso arimo Siyaasadeed ayaa hadana waxay aad isugu turaan dhibaatooyinka dhanka shacabka iyo musiibooyinka dabiiciga ah iyagoona dhowr mar isku gurmaday madaama aay yihiin Dad WALAALO ah




Loading...
Loading...