Afduubka Suldaan Abshir Iyo Aamuska Awdal

0
Saturday December 21, 2019 - 08:32:53 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 1197
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Afduubka Suldaan Abshir Iyo Aamuska Awdal

    Waxa laga afduubay caasimada BORAMA ee gobolada Awdal iyo Selel suldaan Abshir taas oo loo sibir saaray

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxa laga afduubay caasimada BORAMA ee gobolada Awdal iyo Selel suldaan Abshir taas oo loo sibir saaray

fariin uu ku sheegay in wasiirka macdantu cadeeyey in qodida macdanta FADHI XUN ka dhalan doonto sun
saamayen ku le degaanka iyo noolaha lase dersay xakamayenta suntaa.
waa war cad oon  u baahnayey fasir iyo faahfaahin maxaa yeelay wasiirkaa qiray suntan iyo poisoin radiation
in uu ku soo fool leeyahay FADHI SUN waa markhaati ma doon
waxa se la yaableh suldaankii xeebaha oo dadkiisii iyo duunyadiisii ku dhaqanyahay degaankaa suntu ku soo socoto
in la gu af duubo maxaad u tidhi degaanka sunbaa ku soo fool leh ee ka digtoonaada 
arinku maanu ahayen CAR JUUQ DHE   waxaba saleele ah taliskii siyaad ee markay gaadhay hala waasho
ku xidhi jiray KU QOSLE KAPTAN KU FAY.
maah maah car beed baa tidhaa  IDAA SHUUFTA AXMAAR FRENJI WAA XAAJI,
Aamuska awdal cuqaal iyo caamiye  cilmi buu ku fadhiyaa nin kii ceeb moodow.
hal ku dheg baa jira odhanaya


1, FARDIINAYDUN EERSAN.  VS  NIN XIL KU SAARAY MAHADSANID  IYO II DUCEE IN XILKAA ALLE II SAKHIRO.
2.SAMIRKA 
 IYO DOQONIIMADU WAA WALAALO.   VS  INA LAAHA MACA SAABIRIIN , NIN SAMRAA SEDKII HELA, SAMIR WAA ALLE WEHELKII.

MURTI ,
HADII CEEL WALWAALEED KU GOAAN WADAAMUHU 
WAAN WAANI DHACANTEE WADNAHAAN FAR KU YAA.

GEESIGII BADA CAS .SULDAANKII XEEBAHA AWDAL
SULDAAN ABSHIR 

HA WERERIN WARBAAN KUU OGAHAY
WIIGAN DABADEED.


XAQ U DIRIR
 
MUSA AW HASSAN LODOON
AWDALI DUBAI.
AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...