Kulmiyaw Siyaasad Baa Lagaa Doonayaa

0
Friday December 20, 2019 - 18:27:18 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 1105
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Kulmiyaw Siyaasad Baa Lagaa Doonayaa

    Keene iyo kordhiye

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Keene iyo kordhiye

Keene. Waaryaa kordhiye saaxiib xisbigan kulmiye ee marka

Wax la weydiiyo siyaasadoodii noqotay xisbiga waddani ayaa

Halkaa gaadhsiiyay waxaanu leenay dalka adaa xukume sheegta xilkuna aduu ku saran yay  inaad doorasho qabato

Waddani waddani sheeko maaha miyaydaan khajilayn.

Kordhiye.saaxiib ma maqashay hal diidaysaa geed ay ku xoqoto

Ma weydo geedkii lagu xoqanayay wuxuu noqday waddani

Markaa waxaan odhan lahaa haddii waddani idinka awood

Badan yay ku wareejiya xukunka si uu doorasho uqabto

Iskusoo wada duuboo kulmiye siyaasad-baa laga doonayaa

Waddani ku meerayso siyaasad unoqon mayso.

Haddii aa shacabkii diidaan oo caalamka diidaan oo xaalkiinu

Ahaado meeraysi waa garanaysaan waxa ka danbeeya

Oo weliba tii hore waa ka muquurateene mid aydaan ka muquuran

Karin ayaa iman doonta.

Dabeed goor talo fara ka haaday ayuu caqligu idin shaqayn

Markaana habsab weeye way kala wareegtay.

Waar hooya waar hooya waar hooya.

 

Guuleed liibaan  [email protected]


AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...