Raysal Wasaare Khayre Maxaa Uga Soo Qabsoomay Safaradii Qatar Iyo Swizerland

0
Friday December 20, 2019 - 16:26:37 in News by
  • Visits: 1437
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Raysal Wasaare Khayre Maxaa Uga Soo Qabsoomay Safaradii Qatar Iyo Swizerland

    Raysal Wasaare Khayre Maxaa Uga Soo Qabsoomay Safaradii Qatar Iyo Swizerland

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Raysal Wasaare Khayre Maxaa Uga Soo Qabsoomay Safaradii Qatar Iyo Swizerland

Muqdisho(HWN):-Ra’iisul Wasaaraha XFS, mudaneXasan Cali Khayreayaa maanta dib ugu soo laabtay dalka kadib Socdaalkiisii dalalka Qatar iyo Swizerland.





Ra’iisul Wasaaraha oo socdaalkiisa ka billaabay Qatar ayaa 14-15 Deseembar Dooxa uga qayb galayMadasha Dooxa, waxuuna ka jeediyaykhudab uu uga hadlay horumarka Soomaaliyaka jira iyo dowrka ganacsatada ee dib-u-dhiska dalka.


Mudane Xasan Cali Khayre ayaa intii uu dooxa u joogay ka qayb galka madasha Dooxa waxuu kulamo la qaataydhiggiisa Qatariyoxoghayaha maaliyadda Mareykanka.


Ra’iisul Wasaaraha oo Deseembar 16, 2019, lagu soo dhaweeyay Geneva, ayaa Deseembar 17-18, 2019waxuu ka qayb galay madasha qaxootiga adduunkaoo markii ugu horresay sanadkaan la qabtay, waxuuna ka jeedyaykhudbad uu uga hadlay xaaladda qaxootiga adduunkaiyo sida ay muhiim u tahay in la isaga kaashado horumarinta nolosha qaxootiga


Ra’iisul Wasaaraha ayaa intii uu joogay Geneva waxuu kulamo la qaataymadaxweynaha Turkiga, Recep Tayyip Erdoğan,wasiirka arrimaha dibadda Sweden.iyo agaasimaha cusub ee qeybta maamulka Bangiga adduunka,Axel van Trotsenburg.



Loading...
Loading...