Weftigan Caarre Loo Diray Muaamarad Weyn Baa Ku Dhex Jirta.

0
Friday December 20, 2019 - 15:06:32 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 1649
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Weftigan Caarre Loo Diray Muaamarad Weyn Baa Ku Dhex Jirta.

    Weftigan is dabayaacay ee is huwan waxaa ka dhex muuqda dhagar,

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Weftigan is dabayaacay ee is huwan waxaa ka dhex muuqda dhagar,

waxaana ka dhex muuqda dad badan oo Kulmiye ka mid ah oo ku khatara xisbiga Wadani  iyo Beesha Garxajis . 



CAARRE YAAN LOO QARIN CID XISBIGA KULMIYE AHI YEY  BUURTA CAGSAARIN WAANA IN CEERIGAABO LAGA SOO CELIYAA YAAN LA ISU GABBAN.  CIIDAMADA SIRDOONKA JABHADDA CAARRE waa inay kala  safeeyaan dadka meesha yaacaya. Wakhti dheer oo kala safayn iyo qof walba wuxuu ku shaqaysto bannaan soo dhiga. Iska jira Caadifadda iyo xiisaynta asn macnaa  ku fadhiyin Hargeysa  ayaa weftiga  lags soo maleegay. Mudane Jirkaale iyo koox bisili dadkan isku soo dhex dhuuntay ha kala shaandheeyaan.


 Dhibaatooyinka ka jira ma qarsoona Xukuumaddaa ka wada masuula. 

INAAN DOORASHO DHICIN XUKUUMADDAA KA MASUULA.

 

JABHADAA SAMAYSKOODA XUKUUMADDAA KA MASUULA 

 

DILKA ALLAA I BADAY XUKUUMADDAA KA MASUULA. 

 

WEFTIGA WADA KULMIYAA GARXIS EE MEESHA MARAYAA WAA MADHALAYS XUKUUMADDAA KA MASUULA.

 

INANKA YAR EE NUUNIGA AH EEN WELIGII AMNI BARAN EE AGAASIMAHA AMNIGA AH , IMIKAYNU ARAGNAA SUDEED SANO KA HOR 15 JIR BUU  AHAA CAAMAYNTAA AGAASIMONIMADA XUKUUMADDAA KA MASUULA.

 

HESHIIS KU CIYAARKA KHAATUMO  XUKUUMADDAA KA MADUULA. 

WAX WALBA Xukuumaddaa ka masuula.

Imika SOMALILAND Madaxu wuu goan yey  jidhka intii kalaa carcaraysa. Xaggee lagu arkay meel Dawlad isku sheegaysa oo Xukuumaddii gar shacabkii kula jirto  . 

 

Maanta weftigaa Caarre loo diray weft saxa maaha dad badan oo qayrul masuulaala oo Kulmiye sheegta oo garxajisa ayaa ka muuqda inuu Caarre ku dhawaawo inuu liiska saaro doona celiyo. Dadkaa was inaanay isku dhex gabban haddii kale Garxajis ceeb bay  ukeeni kartaa. 

 

Reer Gebliy hadday ku baraarugeen Hogaanka Muse inaa khayr ka soo socon. 

 

M Bashe 

 

[email protected]

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...