Safarkaygii Degmada Qoryaale

0
Thursday December 19, 2019 - 13:40:16 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 1285
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Safarkaygii Degmada Qoryaale

    Ilahay ayaa mahad leh iga soo Nabad celiyey safarkaygii Muddo Lix sacadood

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ilahay ayaa mahad leh iga soo Nabad celiyey safarkaygii Muddo Lix sacadood
oo aan Ku sii jirey ,joogay ,Ku soo jirey socdaaal aan markii labaad Ku tegay Degmada qadiimiga ah ee Qoryaale dhinca bari kaga beegan magaalda Burco ,una jirta ilaa 60 km.



Degmada Qoryaale oo aan markii igu horeysay socdaal Ku maray 2010.


Marka loo eego xiliga magaalda Qoryaale waxay samaysay isbedel weyn oo dhinca walba ..

Dhinca kale Degmada Qoryaale waxa Ku yaala iskuul Boodhin ah in Mudo ka furnaa degaankaas , kaaso ay dhigtaan Boqolaal ardey ah oo kala yimi dhamaan degaanada Somaliland .


Iskuulka bodhinka ah ee Ku yaala idegaanka Qoryaale mudooyinki ugu danbeeyey Guulo isdaba Jooga ah ka soo Hoynayey imiraxaanadka shaahiga ah ee dhamaan Gobolada Somaliland .


Intaas marka laga yimaado waxa kale oo Ku yaala Boodhin kale oo dhinca diinta ah ( xiftiga quraanka kariimka ah iyo culumta kale ee diini ah.


Sida oo kale waxan aad ugu mahad celiya masuuliyiinta Degmada oo ahaa Niman dhaliyaro ah ,maayirka iyo taliyaha police oo ay ka muuqatay Nashaad Hawleed iyo Daacadnimo

Dhinca kale intii aanu wadada Ku jirnay waxyaabaha aan Ku arkay waxa kamid ah Ayax fara badan oo fara baas Ku haya degaanka uu dhexeeya Burco iyo Degmada Qoryaale

by Qoraa Mohamoud Khalif Ahmed


[email protected]

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...