El Clásico:-Real Iyo Barcelonna Oo Dhibcaha Kala Qaybsadday Iyo Xiisaha Ciyaartii Caawa

0
Thursday December 19, 2019 - 01:31:42 in News by A. Asbaro
  • Visits: 1744
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    El Clásico:-Real Iyo Barcelonna Oo Dhibcaha Kala Qaybsadday Iyo Xiisaha Ciyaartii Caawa

    El Clásico:-Real Iyo Barcelonna Oo Dhibcaha Kala Qaybsadday Iyo Xiisaha Ciyaartii Caawa

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

El Clásico:-Real Iyo Barcelonna Oo Dhibcaha Kala Qaybsadday Iyo Xiisaha Ciyaartii Caawa

Hargaysa(HWN):-Kooxaha Barcelona iyo Real Madrid ayaa dhibcaha ku qeybsaday kulankii xiisaha badnaa ee El Clásico, kaddib markii ay ku kala baxeen barbaro 0-0 ah, xilli ciyaartan ay ahayd mid hore loo baajiyay oo ka tirsan horyaalka La Liga ee dalka Spain, taasoo ka dhacday garoonka Camp Nou.


Qeybta hore ee kulanka xiisaha badan ee El Clásico ayaa lagu kala maray barbaro 0-0 ah ay isku dhaafi waayeen labada kooxood Barcelona iyo Real Madrid. Qeybta labaad marka dib leysugu soo laabtay labada dhinac ayaa waxay sameeyeen qaab ciyaareed aad u fiican, iyagoo abuuray fursado badan ee goolal loo filan karay. Laakiin ugu dambyntii ciyaarta ayaa waxay ku soo idlaatay barbaro 0-0 ay isku dhaafi waayeen labada kooxood Barcelona iyo Real Madrid.


Hadhwanaagnews,Office
Hargeisa,Somaliland

Loading...
Loading...