29 march 2019 Waa Wakhtigii Lakala Dirayo Golayaasha Deegaanka Dalka

0
Wednesday March 27, 2019 - 08:17:36 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 1178
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    29 march 2019 Waa Wakhtigii Lakala Dirayo Golayaasha Deegaanka Dalka

    29 march 2019 waa maalin taariikh mudan oo golayaasha deegaanka dalka waqtigoodii ku eg yahay madaxwayne muse biixi

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

29 march 2019 waa maalin taariikh mudan oo golayaasha deegaanka dalka waqtigoodii ku eg yahay madaxwayne muse biixi

cabdi waxa laga filayaa inuu soo doorto moyar iyo ku xigeen sii wada hawsha gol deegaanka nin qayrkii loo xiirayow soo qoyso adiguna moyarada dalka waxa u dambaysa xisaabi xill ma laha ha ku taamilo qaateen was guri barwaaqo iyo sx gaashandhiga madaxwayne daacad ah shacbigu inbadan bay sugayayeen dalka waxa ka dhacay musuqmaasaq qaatee adna qaado looma baahna

Waxaan marna la ilaawi karayn katidii daacadnimadiidedaalkii ay shacbiga ku nool jsl ugu dareeren goobah codbixinta doorashadii golayaasha deegaanka dalka waqti ay soo xidheen ilaaweenhawlahii shaqo ee ay gacanta ku hayeen iyo daryeelkii caruurtooda iyagoo inta badan ay taagnaayeen mudo ku dhaw 12saacadood goobaha cudbixinta iyagoo u huray cunto la aan iyo cabid la aan waqti qoraxdu kulushahay si ay u gaadhaan masayrkooda isbadal doonka ah una doortaan halyeyo ku haga tubta toosan waxa ka dhex muuqday dadkaa u taagna codbixinta dad waayeel ah oo aad u liitay iyo hooyoyin isa sita ama xaamila ah

Wadnahu waxa uu boodayaa moyar sotelco nin dhabarku muuqda ma qarsoomo manta waxa ay ayaamo inaga xiga maalmihii la filaayey dareenka ku wajahan goolayaasha deegaanka ee madaxwayne muse biixi cabdi uu u kala diri lahaa dhamaantood loona soo dooran lahaa 1moyar iyo moyar ku xigeen kaliya oo sii wada hawsha shaqo ee magaalooyinka dalka maadama ay si aad ah goolaha guurtida dalku uga biya diideen in mudo kordhin kale loo sameeyo golayaasha deegaanka dalka taas oo lagu kala qaaday qabsoomida labada doorasho ee is dhinac socday loona ansixiyey in ay qabsoonto doorashada aqalka wakiilada oo mudo dhaafbadan ay ugu fadhiyeen kuraasta dalka sifo sharci daro ahsuaashu waxay tahay mudane madaxwayne muse biixi abdi ma qaadi doono talaabada kala dirista golayaasha deegaanka hadii taasi ay dhacdo madaxwaynahu waxa uu kasbaday dareenkii iyo masayrkii shacbiga ku nool dalka jsl

Hadaba Goolaha guurtudu waxay ku dhawaaqeen mudo kordhintii aqalka baarlamaanka dalka halka madaxwayne muuse biixi cabdi uu ka gaabsaday in mudo kordhin loo sameeyo golayaasha deegaanka dalka oo ku sifoobaymusuqmaasaq shaqo xumo xil gudasho la aan iyo waxqabad la an cabasho badan oo kasoo yeedhaya shacbiga ku nool dhamaan gobolada iyo degmooyinka ay ku kooban tahay jsl

Si walba ha ahaato mindidu waxay dul sudhantahay sidii loo kala diri lahaa golayaasha deegaanka dalka shacbigu waxay dhagta iyo indhaha ku hayaan goaanka kasoo yeedhi doona madaxwayne muuse bixii cabdi oo aad uga biyo diiday cabashada kasoo yeedhaysa shacbigii doortay golayaasha deegaanka dalka oo aan ku qanacsanayn inaanay jirin wax ay qabteen dawlada hoose ee dalku mudo xiloodkoodi

Moyar sotolco waa moyar in badan si toos ah uga qayb qaatay waqtigii doorashadii xisbiga kulmiye ee muuse biixi cabdiinkastoo xillbay adhi jir wadaagtaamarna moyar sotelco meesha muu soo dhigan in hantidhawr la galinaayo dawlada hoose hargeisa sida ay u badinayaan bulshada ku nool caasimada hargeisa najiidada kasoo baxda baadhistaa dawlada hoose waa mid madaxwayne muuse biixi cabdi uu ku kala diri doono golayaasha deegaanka dalka oo uu soo magacaabidoono hal moyar oo sii shaqeeyainta ay qabsoomi doonto doorashadabarlamaanka iyo deegaanka

Ma jirto taariikh waxqabad oo ka muuqata caasimada hargeisa sida wadooyinka bilicda caasimada dhibaatada maamul ee mushkulada dhulka oo sii kordhaysa ayaa sabibi kartana nabadgalyada iyo xasiloonida dawladnimo oo ay khalkhal gasha

Waqtiyadii hore golayaasha deegaanka dalka waxa isku soo sharixi jiraydad kasoo jeeda qoysas maalqabeen ahoo u dhashay gobolkaa ama degmadaa ay u sharaxan yahiin

Halka manta 25 xildhibaan ay soo doorteen bulshada ku nool caasimada iyadoon loo eegin taariikhdiisi waxbarasho shaqo waxqabad

Waqtigii golaha deegaanku waa gebo gebo hal cadhanigeed ay ku xoqoto ma waydo wadooyinkawaxa dhisay shacbiga iyo ganacsatada dalka 70% ma aha waxaad ku faani kartid hoos u eeg caasimada fool xumada bilicda wadooyinka cidhiidhiga ah nadaafad darada iyo heshiiska xaaranta ee aad kula jirtid shirkadaha qashinkamoyar waxa ku sharaf ah adigoo is casilamanta shacbigu uma diyaar aha in ay codkooda doorasho dambe ay siiyan muwaadaniinta u sharaxan dalka taas waxa u sababa khasaaraha iyo guuldarada laydinkala k sababay dhiig baxaa iyo dhimashadaa badbaada hooyada foosha

Waxa markhaati u ah qof kasta oo ku nool caasimada hargeisa dhibaatada ka haysata gadiidka wadooyinka burburay oo aad wax ugu dhimay bilicda iyo nadaafada caasimada hargeisa

Waa in aynu ka fiirsana doorashada inagu soo socota si aanay u noqon tii u dambaysay aynu joojino cadiifada qabiilka oo aynu ku soo xulano musharaxiinta aynu gaysano golayaasha deegaanka dalka

Shacbigu ha eersadeen gacmahooda ay ku doorteen golahan deeganka ah ee fadhiidka ilaahay waxa uu yidhi qoomnailaahay ma duleeyo iyagoo is duleeya mooyane sida sharciga uu ahaa waqtiyadii hore doorashada goolaha deeganka waxa laga soo dooran jiray tuujarta dad can ah oo leh maal iyo aqoon oo usoo istaagi jiray doorashada goolaha deeganka caasimada dalka manta qof kasta waxa uu u macalin ah indhhiisa iyo hargeisa cida ay dooratay

Dawlada hoose hargeisa waa muraayada laga daawadomaamulka caasimada hargeisa haday dawlada hoose xumaato taa macnaheedu waxa weeye in ay shacbiga ku nool caasimada harg aanay mardambe ku dhiiran inay ay si fudud u siiyan codka kalsoonida waqtiga doorashooyinka golayaasha deeganka ee inagu soo fool leh labo sano ka dib hadaba waxa waajib inagu ah in aynu xusno soona qaadano maamuladii moyaradii ugu wanaagsanaa ee soo maray caasimada hargeisa iyo heerka waxqabadkii ay ka qabteen caasimada hargeisa waqtiyadii mudo xileedkoodi moyarnimo inagoo soo horaysiin doona eng maxd hashi

Waqtigaa uu la kulmay xilka moyarnimo ee caasimada eng inkastoo ay ahay waqti dalku ku jiro xaalad adag oo aanu si

Ugu danbayn madaxwaynaha jsl mudane muuse biixi abdi

Shacbigii kusoo doortay waxay dhagta isha warbahiyaasha dalka ku hayaan dhwaaqa kasoo yeedhi doona eek u wajahan kala dirista golayaasha deegaanka dalka

Waxa markhaati ku ah caasimada hargeisa jidadkeeda bilicdeeda ma odhan karaa hargeisa waxay la tartami kartaa caasimadaha dalalka jabuti adisababa neirobi etc waa maya wadnahu waxa uu boodayaa wahaabigii kulmiye moyar sotelco aduun waa xeerba xeer sidii weeye xabag cadaadeed xilbay adhi jir wadaagtaa shacbigu waa ka garsoore badhista moyar sotelco isha madaxwayne muuse biixi abdi

[email protected]


AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...