Dhaxalka Ubadkeena

0
Wednesday December 18, 2019 - 17:07:59 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 1046
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dhaxalka Ubadkeena

    Taxanaha nololeed ee aadanuhu waa mid waligii soojiray

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Taxanaha nololeed ee aadanuhu waa mid waligii soojiray
haddana jira jirina doona nolasha ubadkeenu waa shaqada ugu haboon ee ay tahay inaanu qabano dhaxalkii awoowgeen waxa uu ahaa dhul iyo bad dabiiciya oo rabi kumanaystay  Somaliland.


 inaanu hormarino oonu kasamayno warshado wax soosaar beero ay kabaxaan dalagyada kaladuwani waa muhiimad aad u weyn siloogadho taa waxa nagu waajiba iskuduubni iyo inaanu danta gaar kahoreysiino danta guud heshiiska DPW Somaliland iyo ithiopia waxaanu leenahay saami gadhaya 30% waxaa haboon inaanu isweydiino oo simaangal ah uga fikirno fursadaha shaqo abuur ee uu wato mashrucani dalka UAE waa dalka labaad ee ugu qanisan dalalka carabta marka lagayimaado dalka sucuudiga .
Manta waxaanu haysanaa fursad shaqo abuur iyo sami gadhaya 30% bari haduu alle qadaro ubadkeenu waxay dhaxli doonaan 100% waxa aanu weynay anagu waxa haboon inaanu ubadkeena iyo jiilasha soosocda dhaxal uga dhigno aragtideydu waxay kusoo urureysaa Maalgalintu khasaaro makeento kireyntuna maaha iibin.
Wabilahi towfiiq 


AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...