Wariye Bushaaro Baanday Oo Lagu Xayiray Madaarka Hargeysa Oo Ay Ka Dhoofaysay

0
Tuesday December 17, 2019 - 13:14:09 in News by
  • Visits: 8727
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wariye Bushaaro Baanday Oo Lagu Xayiray Madaarka Hargeysa Oo Ay Ka Dhoofaysay

    Wariye Bushaaro Baanday Oo Lagu Xayiray Madaarka Hargeysa Oo Ay Ka Dhoofaysay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wariye Bushaaro Baanday Oo Lagu Xayiray Madaarka Hargeysa Oo Ay Ka Dhoofaysay

 


Hargeysa(HWN):-Xukuumada Muuse Biixi ayaa madaarka magaalada Hargeysa ku xayirtay wariye Bushaaro Baanday oo ka mid ah suxufiyiinta madaxa banaan ee somaliland.




Wariye Bushaaro Baanday oo ka dhoofaysay madaarka ayaa qaar ka mid ah suxufiyiinta u sheegtay in lagu xayiray madaarka magaalada Hargeysa ka dib markii lagala soo dagay diyaaradii ay raacaysay.


Wariye Bushaaro Baanday ayaa sheegtay in ciidamo dhar cad ahi ka soo dejiyeen diyaarada kedib muddo hal saac iyo badh ah ay ku hayeen qol madaarka ka tirsan iyadoo agabkii ay sidatayna lala wareegay.


Ciidamada diyaarada kala soo dagay wariye Bushaaro Baanday ayaa goor dambe u ogoladay inay ka dhoofto isla markaana ku wareejiyey dhamaanba agabkii ay kala wareegeen markii hore.

Loading...
Loading...