War Deg Deg Ah:-Xisbiyada Mucaaridka Ah Iyo Xukumada Oo Cadeeyey Mawqifka Ay Ka Taagan Yihiin Go'aamadii Guddida dhexdhexaadinta

0
Tuesday December 17, 2019 - 12:23:28 in News by
  • Visits: 5770
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    War Deg Deg Ah:-Xisbiyada Mucaaridka Ah Iyo Xukumada Oo Cadeeyey Mawqifka Ay Ka Taagan Yihiin Go'aamadii Guddida dhexdhexaadinta

    War Deg Deg Ah:-Xisbiyada Mucaaridka Ah Iyo Xukumada Oo Cadeeyey Mawqifka Ay Ka Taagan Yihiin Go'aamadii Guddida dhexdhexaadinta

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

War Deg Deg Ah:-Xisbiyada Mucaaridka Ah Iyo Xukumada Oo Cadeeyey Mawqifka Ay Ka Taagan Yihiin Go'aamadii Guddida dhexdhexaadinta


Hargeysa(HWN):-Labada xisbi mucaarad ee UCID iyo Waddani ayaa soo bandhigay go'aan ay ka qaateen qodobadii ay soo saareen guddidii dhex dhexaadintu.

Natiijada sawirka war deg deg ah


labada xisbi mucaarid waxay sheegeen inay aqbaleen  go’aankii guddida dhexdhexaadintu soo saartay ee ahaa in Komishanka cusub la kala diro lana soo celiyo guddidii hore.


Guddoomiye Cabdiraxmaan Cirro oo mucaaradka u hadlay ayaa ugu baaqay xukuumada Muuse Biixi inay aqbalaan go’aammada ka soo baxay guddida dhex dhexaadinta.


dhinaca kale Wasiir Saleebaan Cali Koore oo xukumadda u hadlay wuxuu sheegay in arrimahan wixii sharcigu ka qabo ka qabaan waxaanay u muuqata in aanay xukumaddu la dhacsanayn goaammada.


 
xukuumada Muuse Biixi ayaa la dareemayaa inaanay aqbalayn go'aamadan ka soo baxay guddida dhex dhexaadinta.

Loading...
Loading...