Ex. Wasiir Duur Oo Ka Hadlay Sida Uu U Arko Qodobada Gudida Dhexdhexaadintu Soo Saareen

0
Tuesday December 17, 2019 - 07:53:55 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 7545
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ex. Wasiir Duur Oo Ka Hadlay Sida Uu U Arko Qodobada Gudida Dhexdhexaadintu Soo Saareen

    Hargaysa (HWN) Wasiirkii hore ee arimaha Gudaha Somaliland

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargaysa (HWN) Wasiirkii hore ee arimaha Gudaha Somaliland
Maxamed Nuur Caraale (Duur) ayaa ka hadlay qodobada ay soo saareen gudidii dhex-dhexaadinaysay Xukuumada iyo xisbiyada mucaaradka Somaliland.


Ex-Wasiir duur ayaa sheegay inaanay haboonayn in la Duro xalka ay ergadu soo saartay, waxaana qoraal uu arinkaasi kaga hadlyo uqornaa sidan:-


Waa erey khuseeya Ergada hadii arin loo diro ood kalsooni dhiibto go’aankay soo saaran diidmo iyo Durid ama dhaleecayn midna ma leh .


Waxaan arkaa intii qiimo iyo qadarin aan Ku ogaa oo talo soo jeediyay , talo aanay cidna ugu danaynayn sida muuqata Ama aan qabo .


Taladaas waxay tahay marag waa madal .

Waa marag oo komishankii shalay wax laga sheegay ama murankuba ka bilowday iyo intii lahayd Waar ka daaya waa u marag


Waa madal oo intii arin diin iyo waayeelnimo iyo arinba loo tuhmaayayay ayaa talisoo waa madal ka diida markhaatigeeda yeelan doonta wixii danbe.


Dan ayay ka arkeen sida ii muuqata oo waxay is yidhaahdeen qoladan muranka dira waa kimishanka cusube

Mid danbe soo xulana cid ay Ku aaminaan waa arki waayeenoo ragii maanta Ku murmay kii hore ee is haysta mid danbe keena waa Ku adkaatay ! Sababo ay cuskadeena wax kaga dar sida waayo aragnimada oon la dafari karin .

Waxaan leeyahay Ergadaa allah khayr ha siiyo niyad wanaag ayaa muujiseene .

M . N . Caraale ( Duur)

Loading...
Loading...