Jaaliyada Somaliland Ee Dalka Germany Oo Soo Dhaweeyay Wafdi Ka Socda Baarlamaanka Somaliland. SAWIRO
Jaalliyada Guud ee Somaliland ee dalka Germany ayaa













Soo Dhaweeyey Wafti Ka Socda Barlamaanka Somaliland oo Booqasho Ku Jooga Magaalada Bonn.
Wafdigan oo ka kooban xubno ka socda golaha wakiilada iyo Golaha Guurtida Somaliland oo ay wehelinayso Faadumo siciid ayaa kulamo la qaatay jaaliyada Guud ee Somaliland ee Degan dalkaasi Germany.















Loading...
Loading...


0 





