Ku Mareyasta Muuse Qore Mukhtar Cilmi

0
Monday December 16, 2019 - 08:27:54 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 1558
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ku Mareyasta Muuse Qore Mukhtar Cilmi

    Asalaamu calaykum waraxmatulaahi wabarakaato

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Asalaamu calaykum waraxmatulaahi wabarakaato

Waxaa la yidhi nin ka mid ah col duulaya ayaa abaanduulihii ciidanka weydiiyay meesha loo socdo. Abaanduulihii intuu yaabay ayuu ugu jawaabay, "Meesha loo socdo nin ragi waa ogyahay doqonna loo sheegimaayo.”!!.

 

Maanta ninka siyaasadd isticmaalay ee meel walba guule uga soo hoyatay waa madaxweyne muuse biixi.mucaaridkiina ay qaylo iyo jaahwareer xaalkoodi noqday.waxaana cadaatay in ay askarigii noqday siyaasigii kursigan ku wacna qoladana ahayen filin kartoon khiyaali ku jira dhabna ka ahyen hanashada kursiga somaliland. Maanta meel ay ka soo noqon karaan mucaaridku majirto odayaashan dhexdhexaadinta wadana sharciga kama saeeyaan.

 

1. Riyoraac barlamaan aya u codeyay xubnahana dhexdooda ayay cod aqlabiyad ah u codeyeen gudoomnimadiisa waana sharci.

 

2. Gurtida iyo barlmaankuba muddo kordhintooda sharciga ayay waafaqsan tahay taasna marar hore dhici jirtay waana sharci.

 

3. Deeq bixiyaasha wax ay samayen karaan baa iska yar mana soo dhex gali karaan qawaaniinta u taal dalka, sidaas darteed cirro iyo faysal uma hayaan arin ku saabsan qayladooda.

 

Runta hadaanu isku sheegno cirro iyo faysal ba iyaga waxan wada si ay taageeryaashooda iskaga dhaadhiciyaan in ay weli talo dalka ay ku leeyihiin iyo miisaan lkn beri ayaad arki doontaan kuwa weli wax ka sugaya cirro iyo faysal in gudida dhex dhexaadiinta iyo beesha caalaanku odhan doonaan wax idin ma hayno !!!. Runtina iyaga aya halkaas is dhigay.!!

 

Qore mukhtar cilmi

 

[email protected]


AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...