Ex Safiir Saamiya Muuse Oo Ka Hadashay Xafiis Ay Somaliland Uga Furtay Finland Iyo Xil Looga Magacaabay Xisbiga Haya Talada Dalkaas+Sawiro

0
Monday December 16, 2019 - 02:50:00 in News by
  • Visits: 3532
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ex Safiir Saamiya Muuse Oo Ka Hadashay Xafiis Ay Somaliland Uga Furtay Finland Iyo Xil Looga Magacaabay Xisbiga Haya Talada Dalkaas+Sawiro

    Ex Safiir Saamiya Muuse Oo Ka Hadashay Xafiis Ay Somaliland Uga Furtay Finland Iyo Xil Looga Magacaabay Xisbiga Haya Talada Dalkaas+Sawiro

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ex Safiir Saamiya Muuse Oo Ka Hadashay Xafiis Ay Somaliland Uga Furtay Finland Iyo Xil Looga Magacaabay Xisbiga Haya Talada Dalkaas+Sawiro


Hargeysa(HWN):-Wakiilkii hore ee somaliland u qaabilsanayd wadanka Finland marwo Saamiya Muuse ayaa ka hadashay shaqooyin uu qaban doono xafiiska somalilan ku leedahay wadankaasi.

Image may contain: Samia Muse, smiling, sitting and indoor


Marwo Saamiya Muuse ayaa qoraal ay Hadhwanaagnews soo gaadhsiisay waxa kale oo ay kaga hadashay xil cusub oo looga magacaabay xisbiga haya talada dalka Finland ee SDP.


Marwo Saamiya Muuse oo ka hadlaysa xilka looga dhiibay xisbiga ay ka tirsan tahay ee SDP ayaa waxay qoraalkeeda ku tidhi "Waxaa sharaf weyn ii ah in maanta shirkii Hogaanka sare laanta Kontula-Mellymäk ee xisbiga SDP laygu magacaabo Wakiilka Xidhiidhka Caalamka, Waxaanan mar labaad uga mahad celinayaa dhamaan xubnaha xisbiga kalsoonidaas lay muujiyey y Gaar ahaan gudoomiyaah laanta Kontula-Mellymäk Mudane Jouni Onni.”

Image may contain: 2 people, including Samia Muse, people smiling, people standing, child, outdoor and closeup

Sidoo kale marwo Saamiya Muuse ayaa ka hadashay shaqooyin uu qaban doono xafiis ay uga furtay somaliland wadanka Finland waxaanay mar kale qoraalkeeda ku tidhi "Waxaan idin ku wargalinayaa in Xafiiska Somaliland Liasson Office ee Finland oo ku diiwaan gashan Urur ahaan magaca Somaliland Liaison Office in Finland uu sidiisii u qaban doono hawlaha Qaranka Somaliland ee gudaha iyo dibedda, Waxaana xusid mudan in xafiiska aan ka diiwaan galiyey dalka Finland 04.01.2019.”

Image may contain: 11 people, including Samia Muse, people smiling, people standing
Image may contain: 3 people, people smiling, people standing and outdoor

Loading...
Loading...