Maxaad Ka Taqaanaa Agaasimaha Cusbitaalka Burco Dr. Abdi Suudi?..W/Q Cabdifataax Axmed

0
Sunday December 15, 2019 - 15:43:50 in Articles by
  • Visits: 1696
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Maxaad Ka Taqaanaa Agaasimaha Cusbitaalka Burco Dr. Abdi Suudi?..W/Q Cabdifataax Axmed

    Maxaad Ka Taqaanaa Agaasimaha Cusbitaalka Burco Dr. Abdi Suudi?..W/Q Cabdifataax Axmed

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Maxaad Ka Taqaanaa Agaasimaha Cusbitaalka Burco Dr. Abdi Suudi?..W/Q Cabdifataax Axmed

Image may contain: Drabdi Sudi, eyeglasses and closeup


Ninkan ma taqaanaan?

WaaDrabdi Sudiwaa nin dhalinyaro ah oo sannadkii 2013 waxbarashadiisa dhakhtarnimo dhammaystay.

Wuxuu la wareegay Cisbitaalka burco oo Zero ah oo adeegga caafimaad ee ka socdaa uu ahaa runtii mid aad u liita.

Wuxuu wax ka badalay
1. Maamulka
2. Dhismaha
3. Shaqada
4. Mushahaarka
5. Isla xisaabtanka
6.tayada adeega

Qofka wax qabta waa in lagu amaanaa runtii sida uu waajibkiisa uga soo baxay, si uu qofkaasi dhiiri-galin u helo horu-socod na u sameeyo.

Waxaan ogahay in reer burco dareemeen isbedelka baaxadda leh ee ka socda dhakhtarka guud ee magaalada. Team ka la shaqaynaaya iyaguna waa ammaanan yihiin.

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...