Ra'iisul Wasaare Khayre Oo Ka Qaybgalay Shirka Ka Furmay Magaalada Doha (SAWIRRO)

0
Saturday December 14, 2019 - 17:24:42 in News by
  • Visits: 1485
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ra'iisul Wasaare Khayre Oo Ka Qaybgalay Shirka Ka Furmay Magaalada Doha (SAWIRRO)

    Ra'iisul Wasaare Khayre Oo Ka Qaybgalay Shirka Ka Furmay Magaalada Doha (SAWIRRO)

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ra'iisul Wasaare Khayre Oo Ka Qaybgalay Shirka Ka Furmay Magaalada Doha (SAWIRRO)


Muqdisho(HWN):- Ra'iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre ayaa ka qayb galay furitaanka madasha Dooxa.

Madasha Dooxa oo qorshuhu yahay in ay socoto maanta iyo berri, ayna kasoo qeyb geleen madax ka socota qaar kamid ah dowladaha caalamka iyo hey'ado caalami ah, ayaa waxaa furay amiirka Qatar, Tamim bin Hamad Al Thani.

Ra'iisul Wasaare Xasan Cali Khayre oo ay u tahay markii sedaxaad ee uu ka qayb galo ayaa maalinta berri ah khudbad ka jeedinaya madasha Dooxa oo sannadkaan looga hadlayo ajandayaal muhiim ah.

Waa safarkiisii afaraad oo Ra'iisul Wasaare Khayre uu ku taggo Magaalada Doha, mudada saddexda sano ku dhow ee uu xafiiska jooggo.











Hadhanaagnews

 

Loading...
Loading...