Dab ka kacay guri ku yaala magaaladda hargaysa oo sababay dhimasho.

0
Saturday December 14, 2019 - 16:56:06 in News by
  • Visits: 2813
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dab ka kacay guri ku yaala magaaladda hargaysa oo sababay dhimasho.

    Dab ka kacay guri ku yaala magaaladda hargaysa oo sababay dhimasho.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dab ka kacay guri ku yaala magaaladda hargaysa oo sababay dhimasho.


Hargeysa(HWN):- Ilme Yar Oo 9 Bilood Jiray Ayaa Ku Dhintay ,Laba Carruur Ah Oo Kalena Waa Ku Dhaawacmeen , Kadib Markii Uu Dab Qabsaday Hoygooda Oo Ku Yaalla Xaafadda Libaaxyada Ee Magaaladda Hargeysa, Sida Ay Xaqiijiyeen Ciidamada Dab Damiska Somaliland , Qaybtooda Magaaladda Hargeysa.



War Qoraal Ah Oo Kasoo Baxay Taliska Ciidamada Dab-Damiska Somaliland Ee Hargeysa Ayaana U Qornaa Sidan:-

Alle Haw Naxariistee Ilmo Yar Oo Sagaal Bilood Jiray Ayaa Ku Dhintay, Halka Laba Kalena Iyagoo Dhaawaca Ciidanka Dab-Demiska Hargeysa Ka Soo Samatabixiyeen Hoygooda Oo Dab Ku Qabsaday Xaafada Libaaxyada Ee Magaalada Hargeysa.

Labadii Kale Oo Kala Ahaa Wiil Iyo Gabadh Ayaa Ciidanka Dab-Demisku Gaadhsiiyeen Cisbitaalka Weyn Ee Magaalada Hargeysa Halkaas Oo Hadda Lagu Daawaynayo.

Caruurtan Yar Yar Ayaa Waalidkood Dusha Kaga Sii Xidheen, Iyadoo Waliba Ilmaha Yar Ee Dhintay Lugta Uu Ka Sii Xidhnaa.

Hadhwanaagnews


Loading...
Loading...