Kulmiye Yaa Metela

0
Saturday December 14, 2019 - 08:22:38 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 1182
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Kulmiye Yaa Metela

    13 /12 / 19 Kulmiye yaa metala Keen iyo kordhiye.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

13 /12 / 19 Kulmiye yaa metala Keen iyo kordhiye.

Keene. Waar yaa kordhiye saaxiib waxa aan ku weydii-yay

Nin la yidhaa INA CABDI DHEERE  ee mar walba isagu jawaaba-ya

Ee ilameeraysada hoggaaminaya  warbaahinta aan ka bixin

Waxa la yidhi xaqba uma laha inuu ku hadlo afka xisbiga

Guddoomiyahan labaadna looma ansixin ee siyaroo meeraysiya

Ayuu ku joogaa bal ii waran.

Kordhiye. Saaxiib waa sidaa aad sheegtaye waxa warbaahinta

Laga sheegay oo mid kulmiya ahi sheegay inaanu xaq ulahayn

Ku hadalka afka xisbiga weliba waa la aflagaadeeyay iyagoo

Ku sheegay inuu ku dhex asqoobay.

Markaa saaxiib abaalkiisaa la mariyay ninkii umaddoo dhan

Ubabac dhigay ee wada karbaashayay in abaal gud looga dhigo

Aflagaagayn waa caddaynta taala inaanay waxba ahayn KULMIYE

Iyo xukuumadiisuba su,aashuna waxa weeya kulmiye yaa metela

Oo shacabku rumaystaan inlayn waxay yidhaaheen wixii uu ku

Hadlayoo dhmi waa waxba kama jiraan gudoomiye labaadna maaha

Waa yaab iyo ama kaag .

 

Guuleed liibaan  [email protected]


AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...