Tuur Iyo Tarbiicaba,Toosintaaduun Awgeed, Tiro Aad U Fara Badan,Tukastaba Laguu Yeel

0
Saturday December 14, 2019 - 08:20:24 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 1224
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Tuur Iyo Tarbiicaba,Toosintaaduun Awgeed, Tiro Aad U Fara Badan,Tukastaba Laguu Yeel

    BISMILAAHI ALRAXMAAN ALRAXIIM (ASCWRWB).

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

BISMILAAHI ALRAXMAAN ALRAXIIM (ASCWRWB).


SALAAN KADIB WAXAN MID KHAAS AH U SOO DIRAYAA,

BAHDA HADHWANAAGNEWS IYO AKHRISTAYAASHEEDA

 

 

TAAGTEY MADAXA DHAAXO,TALO IYO TUSAALEBA,

TAAG LAGUGU WAAYOO,TUURTAY WADAJIRKIIYOO,

TUHUN ODAYO LOO QABAY,TAXGELIN MADASHI MAAD SIIN,

TABASHADIINA MAAD GARAN,TOOBIN BAY LAF SAAREEN,

TUJINTA IYO TAABASHO,DHAGAX WAA TABTIISUUN,

TUUR IYO TARBIICABA,TOOSINTAADUUN AWGEED,

TIRO AAD U FARA BADAN,TU KASTABA LAGUU YEEL,

TANAASULKII ASXAABTUNA,TASHI WAXAY KU GAADHEN,

TAMARO IYO TAAGTOOD,MEEL INAY ISTAAGAAN,

TAGE URURADIIYO,TAASHKAY MAAKHIR SAAREEN,

TAABKA BUUXSO DHEREGO,TABTI AAD SUGAYSEN..

ISMAIL ABDILLAHI HANDULEH


AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...