Muuse Biixi Wadankii Gacantiisa Ayuu Ku Burburay

0
Saturday December 14, 2019 - 08:17:36 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 1394
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Muuse Biixi Wadankii Gacantiisa Ayuu Ku Burburay

    Sida aynu la wada socono mudo hada laga joogo laba sanadood

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Sida aynu la wada socono mudo hada laga joogo laba sanadood
 ayaa dalka doorasho ka dhacday isla mar ahatana waxa talada dalka ku guulaystay xisbiga kulmiye oo uu musharax ka aha madaxweynaha haatan ee muuse biixi


Dhaman umada reer somaliland waxay filaysay in uu noqdo madaxweyne isbadal oo ka dhabeeya balanqadyadi uu sameyey markuu musharaxa ahaa 



Ta badalkeeda muuse biixi dalka mudadii labada sano ee uu xilka hayey koobna mu sii jeedin wax u qabtay oo la taaban karana ma jirto oon ahayn dhaqale urursi iyo ku takri fal awoodaha madaxweynaha isagoo u adeegay oo kaliya qoyskiisa isla markaana uu u xidhay mashriic badan 
inanka uu dhalay
Inanka uu sodoga u yahay
Inamada uu abtiga u yahay
Inamada uu adeerka u yahay

Walalkii iyo ciyal yaryar oo heego la baxay wadanka oo iyagu laftarkooda ah kuwa dalka babisa iyo kala qobqobkiisa ka shaqeya lacago badana lagu bixiyo sidii muuse biixi ugu tageri lahayen social media sidoo kale qoyska madaxweynuhu oo uu ugu horeeya wiilka uu dhalay madaxweynuhu iyo inamada uu abtiga u yahay waxay hadba so raadsadaan kolba wixii mashriic dalka ka shaqeynaya si iyaga kooto loogu xidho oo ay ka macashaan 


Waad ogaydeen dhulkii masaakinta ay dharaga kugula dul baxeen ee ay dhulkogii mudada 30 ka badnayd ay daganayen ku qabsadaan waxan la yabanahay muuse beri buu tagayaye tolow yay isku haleynayaan waa suaale?


Waxa kala oo muuqata in madaxweynuhu aanu dan ka lahayn in dalkan uu baa 'bo iyo inkale madama uu hanti badana sameytay lacago badana ay accounts dalka dibadiisa iyo gudahisaba ay u buxaan sida aad la socotaana uu dalka u maamulayo wado khaldan oo muran uu la so taaganyahay halka dhalinyaradii dalku ay rajo dhigen una xaman urursadaan dhankaas iyo Somalia oo ay rajo uun ka qaban inay shaqo ay ku hori mariyaan naftooda ay ka raadsadan madama dalkoogii ay cid aan talo ehel u lahayni ay qabsatay oo aargoosi siyaasaded iyo hanti urursi uun ku jira waxan u shegaya dhalinyarada ha rajo dhiginina farteena ayeynu ku ridaynaa waa hadii uu dalkaba doorasho ka qabte


Hadii ay dhici weydo in dalka doorosho wakhtigeda lagu qabta dalka talo waran ba ka iskugu iman donaa muuse iyo inta ka hoos xaafsatana wa laga qabani dalkan umada rer somaliland tacab badan baa kaga jira muusow waxaad dalkani go ku qaado ka weyn wakhtiguguna waa dhaman doona cida aad isku halaynaysidna waa loo wada joogi hadey ku so shaqeyeen siyasado badan ood ku macashtay tani waa taad ku go i lahayd 


Kulanka kulan inoogu xiga insha alkah waxaynu ku so bandhigi donaa hantida mudadi uu xilka hayey muuse biixi iyo qoyskiisu ay ka macasheen la soco

Osman jama
Hargeisa somaliland
AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...