Mulkiilaha Hadhwanaagews Oo Hambalyo Dhalasho Udiray Dawlad Xassan Caanageel iyo Marwadiisa Huda Ahmed oo gabadhi u dhalatay

0
Friday December 13, 2019 - 16:19:16 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 2110
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Mulkiilaha Hadhwanaagews Oo Hambalyo Dhalasho Udiray Dawlad Xassan Caanageel iyo Marwadiisa Huda Ahmed oo gabadhi u dhalatay

    Hambalyo Dhalasho Dawlad Xassan iyo Marwadiisa Huda

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hambalyo Dhalasho Dawlad Xassan iyo Marwadiisa Huda

Mulkiilaha shabakada Caalamiga ah ee Hadhwanaagnews Ahmednnasir Jibriil Faarah iyo dhamaan maamulka iyo shaqaalaha Hadhwanaagnews waxay hambalyo dhalasho farxadleh udirayaan Dawlad Xassan Caanageel iyo Marwadiisa Huda Ahmed Ibraahim oo gabadhi ugu dhalatay Arbacadii bishan ee Taariikhdu ku beegnayd 11/ December 2019 dhakhtarka Gargaar ee ku yaala Caasimada Somaliland ee Hargayasa.



Gabadha lamaanahan ugu dhalatay magaalada Hargaysa ayaa loo bixiyay LAYA.


Waxaanay mulkiilaha iyo dhamaan shaqaalaha kala duwan ee shabakada Hadhwanaagnews ilaahay uga baryayaan in ilaahay kadhigo gabadhaasi udhalatay lamaanahan tii dalkeeda, dadkeeda iyo diinteedaba anfacda.


Sidoo kalana anfacda waalidka dhalay, noqotana mid baariya oo ilaahay barakeeyo.

Amiin Aamiin Aamiin.

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...