Hambalyo Dhalasho Dawlad Xassan iyo Marwadiisa Huda Ahmed oo gabadhi u dhalatay
Mulkiilaha shabakada Caalamiga ah ee Hadhwanaagnews Ahmednnasir Jibriil Faarah iyo dhamaan maamulka iyo shaqaalaha Hadhwanaagnews waxay hambalyo dhalasho farxadleh udirayaan Dawlad Xassan Caanageel iyo Marwadiisa Huda Ahmed Ibraahim oo gabadhi ugu dhalatay Arbacadii bishan ee Taariikhdu ku beegnayd 11/ December 2019 dhakhtarka Gargaar ee ku yaala Caasimada Somaliland ee Hargayasa.
Gabadha lamaanahan ugu dhalatay magaalada Hargaysa ayaa loo bixiyay LAYAN.
Waxaanay mulkiilaha iyo dhamaan shaqaalaha kala duwan ee shabakada Hadhwanaagnews ilaahay uga baryayaan in ilaahay kadhigo gabadhaasi udhalatay lamaanahan tii dalkeeda, dadkeeda iyo diinteedaba anfacda.
Sidoo kalana anfacda waalidka dhalay, noqotana mid baariya oo ilaahay barakeeyo.
Amiin Aamiin Aamiin.