Wafti Uu Hogaaminayo Wasiir Ku Xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibedda Somaliland Oo Safar Shaqo Ku Tegay Dalka Masar

0
Tuesday March 26, 2019 - 14:39:55 in News by
  • Visits: 2261
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wafti Uu Hogaaminayo Wasiir Ku Xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibedda Somaliland Oo Safar Shaqo Ku Tegay Dalka Masar

    Wafti Uu Hogaaminayo Wasiir Ku Xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibedda Somaliland Oo Safar Shaqo Ku Tegay Dalka Masar

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wafti Uu Hogaaminayo Wasiir Ku Xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibedda Somaliland Oo Safar Shaqo Ku Tegay Dalka Masar



Hargaysa(HWN)Wafti balaadhan oo ka socda Wasaaradda Arrimaha Dibedda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee JSL oo uu hogaaminayo Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibedda iyo Iskaashiga Caalamiga ah mudane Liibaan yuusuf cusman ayaa safar shaqo ku tagay dalka masar.



Waxaana qaabilay dhigiisa Wasiir ku Xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibeda dalka Masar MR Xamdi Loza.

Weftigu waxay kulan balaadhan la qaateen xubno sare oo ka tirsan dawlada masar oo ay ka mid yihiin.


• Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibedda Masar mr xamdi loza,

• kaaliyayaasha u qaabilsan dawladda masar Arrimaha Africa iyo Geeska Africa,

• masuuliyiin ka socday Wasaaradda Gaashaandhigga Masar oo uu hogaaminayo Mejer General jamaal xigazi iyo xubno ka socday Wakaalada Iskaashiga iyo horumarinta ee masar

• Intii kulanku socday waxa la isku afgartay in labada dal iska kaashadaan dhinacyada Waxbarashada,

• Caafimaadka,

• Horumarinta dhaqaalaha iyo

• Amniga.

Waxaana la wada sexeexi doona heshiis is afgarad (MOU) inta wetigu ay ku sugan yihiin masar


 
 

Loading...
Loading...