Golaha Barlamaanka Puntland Oo Xubinimaddi Saaka Ka Qaaday Gudoomiyihii Hore Ee Golahaasi Mudane Dhoobe Daareed

0
Tuesday December 10, 2019 - 13:02:04 in News by
  • Visits: 1884
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Golaha Barlamaanka Puntland Oo Xubinimaddi Saaka Ka Qaaday Gudoomiyihii Hore Ee Golahaasi Mudane Dhoobe Daareed

    Golaha Barlamaanka Puntland Oo Xubinimaddi Saaka Ka Qaaday Gudoomiyihii Hore Ee Golahaasi Mudane Dhoobe Daareed

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Golaha Barlamaanka Puntland Oo Xubinimaddi Saaka Ka Qaaday Gudoomiyihii Hore Ee Golahaasi Mudane Dhoobe Daareed

Hargaysa(HWN):-Golaha Wakiillada ayaa waxaa maanta la hor keenay mooshiin xasaanad ka qaadis oo ay ku saxiixan yihiin 38 Mudane oo ka dhan ah Xildhibaan Cabdixakiim Maxamed Axmed (Dhoobo Daareed) oo lagu soo eedeeyey in uu ku xadgudbay Dastuurka Dowladda Puntland.



Fadhiga oo ay soo xaadireen 40 mudane ayaa waxaa ay cod gacan taag 39 mudane xasaanaddii uga qaadeen xildhibaan hore Cabdixakiim Maxamed Axmed (Dhoobo Daareed) halka Guddoomiayaha Golaha Wakiillada Dowladda Puntland uu ka aamusay 



HadhwanaagNews.com
Hargaysa/Office
Loading...
Loading...