Waddadii Carrro Tuulka Ahayd Ee Degmada Xaaji Saalax Oo La Bilaabay

0
Tuesday December 10, 2019 - 09:34:02 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 1549
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Waddadii Carrro Tuulka Ahayd Ee Degmada Xaaji Saalax Oo La Bilaabay

    Gudoomiyaha degmada Xaaji Saalax oo ka war bixinaayey

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Gudoomiyaha degmada Xaaji Saalax oo ka war bixinaayey
halka ay marayso  waddadii   Carro tuulka ahayd   ee ay  dadka deegaankaas  degani ay   samaysanayeen , waxaanu hadalkiisa ku bilaabay   gudoomiyuhu :- Alle   ayaa  mahad iska leh  Allaha  noo fududeeyey  in   aanu bilowno    hawshan  oo ah shaqo  adag   marka loo eego  duruufaha  nagu gadaaman     iyo kobaca  dhaqaale ee dalkeena  oo yar  haddana  duruufahaasi  nagama ay   hor istaagin  in aanu hamigayagii  ka  midha dhalino oo  aannu bilowno wadadii, horta iminka ilaahay  fadligii  waxa ay noo maraysaa meel wacan , waxa aan halkan  baaq uga dirayaa cidkasta  oo wax ku darsanaysa wadada Xaaji Saalax iyo  dadka qurba jooga ah ee iyaguna ku abtirsada   deegaanadan  in ay  qayb ka qaataan ayaa fiican,waxa  kale oo aan  u mahad naqayaa  dadka  ay  deegaanka  waddadu maraydsa degan   oo iyaguna  is xilqaamay oo    kaalin  mugleh  ka qaatay.

Wabilaahi towfiiq



Qalinkii  : Maxamed  Muuse  Cilmi

[email protected]

 

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...