Puntland Oo Si Adag Uga Hadashay Colaadda Gobolka Mudug

0
Tuesday December 10, 2019 - 09:21:03 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 1837
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Puntland Oo Si Adag Uga Hadashay Colaadda Gobolka Mudug

    Madaxtooyada Puntland ayaa markale si kulul uga hadashay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxtooyada Puntland ayaa markale si kulul uga hadashay colaad beeleedyada dib uga soo cusboonaaday bariga gobolka Mudug.

 

War qoraal ah oo ka soo baxay madaxtooyada ayaa lagu sheegay inay Puntland aad uga xun tahay dagaallada ka socda deegaanka Towfiiq ee gobolkaasi.



Loading...
Loading...