Ruushka Oo Xoojinaya Difaaca Deegaanadiisa U Dhow Dhanka Mareykanka

0
Tuesday December 10, 2019 - 09:14:57 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 2379
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ruushka Oo Xoojinaya Difaaca Deegaanadiisa U Dhow Dhanka Mareykanka

    Xukuumada Moscow ayaa qorsheyneysa in ay ku qalabeyso

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xukuumada Moscow ayaa qorsheyneysa in ay ku qalabeyso
ciidanka difaaca ee ku sugan waqooyiga Ruushka Gantaalaha S-400 sanadaha soo Socda.

 

Admiral Alexander Moiseyev oo wareysi siinayay Isniinta wargeys ku hadla afka wasaarada difaaca Ruushka, ayaa tilmaamay in Gantaalahan lagu xiri doono saldhiga ciidamada ee Novaya Zemlya.

 

Waxaa jira qorshe aan dooneyno in sanadaha soo aadan aan ugu qalabeyn doono dhamaan ciidankeena gantaalaha S-400 si loo xoojiyo difaaca Ruushka ayuu yiri Sargaalkan.

 

Warkan oo aanu ka soo xiganay  universaltvsomali  ayaa intaasi ku daray in Bilowgii sanadkaan ay aheyd markii dowlada Ruushka ay bilowday in gantaalaha Nuclear-ka ay ku xirto magaalada Siberian oo u dhow gobolka Alaska ee dalka Mareykanka.


Loading...
Loading...