Bashe Jama Elmi Oo Tacsi Udiray Ehelkii Uu Ka Baxay Marxuun Abdirahman Yusuf

0
Tuesday March 26, 2019 - 08:53:00 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 1344
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Bashe Jama Elmi Oo Tacsi Udiray Ehelkii Uu Ka Baxay Marxuun Abdirahman Yusuf

    Inaalilaah Wa Inaa Ilehi Raajicuun,

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Inaalilaah Wa Inaa Ilehi Raajicuun,   Guddoomiyaha West Canada Ee Xisbiga Waddani  Oo  Tacsi Tiiraanyo Leh U Diraya Qoyskii Oo Ka Baxay Chairman Of The Somaliland Community (Edmonton) Marxuun Abdirahman Yusuf Oo Kuu Geeriyoda Magalada Hargeisa Ee Somaliland.



Aniga Oo Ku Hadlaaya Magacayga Bashe Elmi Iyo Kan Guddida Iyo Ka Taageerayasha Xisbiga Waddani Ee West Canada

Waxaan Illahay Uga Baryaynaa Inuu Marxuunka Janadii Ka Waraabiyo

Qoyskiisa ,Ehelkii Iyo Qarrabadii Iyo Dhamman Reer Somaliland Oo Dhan  Gaar Ahan Alberta-Somaliliand Community.

Inuu Samiir Iyo Iimaan Ka Siiyo.

 

Aamin, Aamiin ,Aamiin

Guddoomiyaha West Canada Ee Xisbiga Waddani

Bashe Jama Elmi.

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...