Madaxweynaha Somaliland Oo Tacsi U Diray Afar Qof Oo Uu Ku Dumay Gurii Qadiimi Ah

0
Sunday December 08, 2019 - 16:10:24 in News by
  • Visits: 1429
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweynaha Somaliland Oo Tacsi U Diray Afar Qof Oo Uu Ku Dumay Gurii Qadiimi Ah

    Madaxweynaha Somaliland Oo Tacsi U Diray Afar Qof Oo Uu Ku Dumay Gurii Qadiimi Ah

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweynaha Somaliland Oo Tacsi U Diray Afar Qof Oo Uu Ku Dumay Gurii Qadiimi Ah

Hargeysa(HWN):- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi Alle ha u naxariistee qoys ka kooban Afar ruux oo ku dumay guri qadiimi ah oo ay jaar la’a ahaayeen dhammaantoodna ku nafwaayeen.

INNAA LILLAAHI WA INNAA ILAYHI RAAJICUUN

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, isagoo ku hadlaya magaciisa, ka dawladda iyo ka shacbiga Somaliland, waxa uu tacsi u dirayaa qoyska, ehelada, qaraabada, asxaabta iyo shacbiga Somaliland ee ay ka baxeen Alle ha u naxariistee qoys ka kooban Afar ruux oo kala ah Marxuum Faysal Aadan Cabdi Diiriye oo ah aabbaha qoyska iyo xaaskiisa Marxuuma Hinda Aw Axmed oo xaamilo ahayd iyo laba Carruuraoo ku geeriyooday degmada 31 May ee Caasimada Somaliland ee Hargeysa, ka dib markii uu ku dumay guri qadiimi ah oo ay jaar la’a ahaayeen dhammaantoodna ku nafwaayeen.

Madaxweynuhu waxa uu marxuumiintaa ALLE uga baryayaa inuu naxariistii janno ka waraabiyo waxgaradka, waayeelka, aqoonyahanka, qoyska, ehelada, qaraabada, asxaabta iyo guud ahaan shacbiga Somaliland ee ay ka baxeena samir iyo iimaan saadiqa ka siiyo.

ALLAA MAHAD LEH

Maxamuud Warsame Jaamac


Af-hayeenka Madaxweynaha JSL.

 

Hadhwanaagnews

Loading...
Loading...