Xoghayaha Guud Ee Kulmiye Maxuu Ka Yidhi Doonista Gudoomiyaha Xisbiga Ee Maxamud Xaashi

0
Sunday December 08, 2019 - 12:22:48 in News by
  • Visits: 4394
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xoghayaha Guud Ee Kulmiye Maxuu Ka Yidhi Doonista Gudoomiyaha Xisbiga Ee Maxamud Xaashi

    Xoghayaha Guud Ee Kulmiye Maxuu Ka Yidhi Doonista Gudoomiyaha Xisbiga Ee Maxamud Xaashi

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xoghayaha Guud Ee Kulmiye Maxuu Ka Yidhi Doonista Gudoomiyaha Xisbiga Ee Maxamud Xaashi Hargaysa(HWN):- Xoghayaha Guud ee xisbiga muxafaadka ee Kulmiye Xasan Siciid oo muuqbayiha Sahan kula hadlay magalada Hargaysa,ayaa ka jawaabay hadal kasoo yeedhay ex wasiir Maxamud Xaashi oo ku aadanaa,in uu sharaxan yahay gudoomiyaha xisbiga Kulmiye.

Afbeeldingsresultaat voor xoghayaha guud ee xisbiga Kulmiye Xasan siciid

Xasan Siyaad ayaa sheegay in jagada gudoomiyaha xisbiga oo haynayo madaxwayne Muuse mudada shanta sanno ah ee xilka madaxwayne u hayo,xoghaye Xasan oo diidana in su,aalo la xidhiidha arinka laga waydiiyo ayaa yidhi sidan 

"Maxamud Xaashi waa nin xisbiga ka tirsan,xaqna wuu uleeyahay inuu isasoo sharaxo isaga iyo cid kale oo badani,in markaa xilayada la gaadho hawsheedi ha noqoto,lakiin hada waxa weeyaan xisbi ahaan ama go,aankaayagu ahaa in laga faa,idaysanayo shaliaafkii barigii hore soo kale dhex galay,Gudoomiyaha iyo Madaxwaynaha oo kale soocan,in mudada shanta sanadood ee kowaad muudo xileedka madaxwaynaha,shanta sanno ee hore in madaxwaynuhu isugu hayo gudoomiyaha iyo jagada madaxwyanenimada,intaa waxii ka danbaysa Maxamud Xaashi,cidkasta iyo anigaba iyo ninkasta oo kale oo doonayaba way ufarntrahay markaa"ayuu yidhi Xoghayaha Guud ee Xisbiga Kulmiye




HadhwanaagNews.com
Hargaysa/Office
Loading...
Loading...