War Deg Deg Ah:-Aabe Iyo Hooyo Dhalay Laba Caruur Ah Oo Hal Mar Guri Kula Dumay Magalada Hargaysa

0
Sunday December 08, 2019 - 12:10:50 in News by
  • Visits: 2938
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    War Deg Deg Ah:-Aabe Iyo Hooyo Dhalay Laba Caruur Ah Oo Hal Mar Guri Kula Dumay Magalada Hargaysa

    War Deg Deg Ah:-Aabe Iyo Hooyo Dhalay Laba Caruur Ah Oo Hal Mar Guri Kula Dumay Magalada Hargaysa

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

War Deg Deg Ah:-Aabe Iyo Hooyo Dhalay Laba Caruur Ah Oo Hal Mar Guri Kula Dumay Magalada Hargaysa
Hargaysa(HWN):-Alle haw naxariistee Laba Caruura,Aabahood iyo Hooyadood ayaa maanta ku dhintay Guri ku dumay Xaafadda Birjeex ee Magaalada Hargeysa.

Ciidanka Dab-demiska Caasimada Hargeysa ayaa ka hawlgalay maydkana ka soo saaray guriga dumay.

Maydka ayaa hadda la keenay cisbitaalka weyn ee Magaala Hargeysa.
Roobabka Maalmahan Ka Da Ayay Caasimada Ayaa Loo aanaynayaa Inay Sababeen Dumista Gurigan Iyo Geeridan Naxdinta Leh
 
 
 
 


Loading...
Loading...