Haweeney Iibisay labo carruur ah oo ay dhasahay si ay u iibsato telefoon nooca Smartphone ka

0
Sunday December 08, 2019 - 10:17:31 in News by Xaaji Faysal
  • Visits: 2725
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Haweeney Iibisay labo carruur ah oo ay dhasahay si ay u iibsato telefoon nooca Smartphone ka

    Sida ay sheegeen wargeysyada Shiinaha arrintaan ayaa dhacday sanadkii hore

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Sida ay sheegeen wargeysyada Shiinaha arrintaan ayaa dhacday sanadkii hore







Haweeeney shiinaha u dhalatay ayaa dhawaan xabsiga loo taxaabay ka dib markii 


boliisku ogaadeen In ay iibisay labo caruur oo ay dhasahay oo mataano ah oo ay


 ku gaday 9000 Doolar si ay isaga bixiso deymo lagu lahaa una iibsato telefoon 


cusub oo smartphone ah.


Sida ay sheegeen wargeysyada Shiinaha arrintaan ayaa dhacday sanadkii hore 


markii ay la soo deristay lacag la’aan


Sidoo kale haweeneyda waxay shegtay in ay weysay cid caawisa ka dib markii 

 


ninkeedii uu isaga tahay oo uu diiday in uu carruurta ku biilo

 

Loading...
Loading...