"Xisbiyadda Mucaaridku Waxay Ka Shaqeeyaan Xumaan" Xildhibaan Cabdiraxmaan Cismaan Caalin

0
Saturday December 07, 2019 - 21:00:49 in News by A. Asbaro
  • Visits: 1937
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    "Xisbiyadda Mucaaridku Waxay Ka Shaqeeyaan Xumaan" Xildhibaan Cabdiraxmaan Cismaan Caalin

    "Xisbiyadda Mucaaridku Waxay Ka Shaqeeyaan Xumaan" Xildhibaan Cabdiraxmaan Cismaan Caalin

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"Xisbiyadda Mucaaridku Waxay Ka Shaqeeyaan Xumaan" Xildhibaan Cabdiraxmaan Cismaan Caalin
Kampalla(HWN):-Xildhibaan Cabdiraxmaan Cismaan Caalin oo ka mid ah Mudanayaasha Golaha Wakiilada Somaliland , ayaa sheegay in xisbiyadda mucaaridku ka shaqeeyaan xumaanta dalka, isla markaanna carruurtoodda waxay kaga yimaadeen Filand iyo Yurub, oo halkan (Hargeysa) ayay u shaqo yimaadeen.


Xildhibaan Cabdiraxmaan wuxuu sheegay in xilligii Daahir Rayaale Kaahin xisbiyaddu qaadan jireen 1200 doolar, intii Xisbiga Kulmiye isaga danbeeyeynaa ay qaataan 21,000 doolar.


Xildhibaanku wuxuu siddan sheegay mar uu jawaab siinayay eeddo ka soo yeedhay Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee UCID Eng Faysal Cali Waraabe.
Xildhibaanka oo arrimaha ka hadlay wuxuu yidhi "Xumaanta dalka ayay ka Shaqeeyaan Xisbiyada Mucaaradku Halkan ayay usoo Shaqo tageen 

Caruurtoodii Filand iyo yurub ayay wada Joogtaa lacagta ay qaataan Masheegaan Xisbiyadda Mucaaradku,Daahir Riyaale Xisbiyadda Mucaaradka waxa uu siin jiray 1200 doolar Kulmiye intii uu talada hayay bil walba waxa ay qaataan Xisbiyada Mucaaradku 21,000 kun doolar,”.Ayuu yidhi Xildhibaan Cabdiraxmaan Cismaan Caalin

Hadhwanaagnews,Office
Kampalla,Uganda

Loading...
Loading...